Cusboonaysiinta fekerka diiniga ah iyo xuquuqda haweenka
Bishii Jannaayo ee sannadkii la soo dhaafay ee 2020, jaamacadda As'har waxay marti galisay shirweyne looga hadlayey mowduuca loo bixiyey "Cusboonaysiinta Fekerka Diiniga /تجديد الخطاب الديني". Intii shirkaasi uu socdayna waxaa dood culusi dhexmartay Dr. Maxamed Cusmaan Khishti oo ah maamulaha jaamac
