Aug 9, 2017
Alle iyo Abii Hureyra: (Qaybtii 1-aad)
Nuxurka qormadaani ma aha in Abii Hureyra (RC) lagu dheerarinayo Alle, sidoo kalena ma aha in la simayo khaaliqa iyo makhluuqa, ee danta iyo hadafka laga leeyahay waxuu yahay in aan wax un ka iftiiminno sida qalloocan ee la iskugu walaaqay wax ay ahayd in la kala saaro, iyo asalka axaadiista faraha
