Sep 29, 2016
Wadaad Dawakhsan iyo Waranle Deyaysan!
Qiima-dhaca ku yimi dadyawga Muslimiinta ah waxa sida cadceedda looga dhex arki karayey qulqulatooyinka feker iyo baaxaa-degga sawrac ee ilbaxnimada Muslimiinta ku soo taxnaa tan iyo maalintii ay duntey dawladdii Cusmaaniyaddu, ayna samaysantay Boqortooyada Sacuudigu. Qiima-dhacaasi haddii uu dab ah
