Apr 27, 2017
Maandoon iyo maandooriyayaal diimeedka!
Barayaashayadii dugsi quraanku, waxay inta badan noo diidi jireen in aanu ku tukanno masaajiddada ay Suufiyadu gacanta ku hayso. Mararka qaar waa la ciqaabi jiray ardaygii lasoo sheego in uu ku tukaday masaajiddadaas mid ka mida. Waxaan xasuustaa uun in ay macallimiintaasi kawada sinnaayeen amar bix
