Apr 10, 2018
Sirta iyo Saamaynta Sicirbararka
Qarnigii 17aad, Imbaraadooriyaddii Isbaanishka ayaa u duntay sicirbarar. 1974kii na Madaxweynihii Maraykanka ee Gerald Ford, ayaa sicirbararka ku sifeeyey cadowga koowaad ee Maraykanka. Waa weedha ugu caansan dhaqaalaha, waana mid kamid ah weedhaha ay ku ololeeyaan madaxda u ordaysa kursiga madaxwey
