Mar 3, 2018
Argagixisonimada Fikirka iyo Taariikhda Islaamka
Inta badan waxaynu maqalaa wax loogu yeedho maxaakiimtii taftiishka(inquisition) oo dunida Galbeedka ka jiray casriyada ay u yaqaannaan Casriyadii Dhexe ama Madoobaa. Mudadaas oo awoodda kaniisadu argagixisinimo fikir kula kacday aqoonyahan si uun u dhaliilay ama kasoo horjeestay fikirkii taliska ka
