Jun 2, 2016
Quraanku saynis ma aha!
Ilaahay, Sarreeye, wuxu Qur’aanka inoogu sheegay in maalmuhu, samaan iyo xumaanba, ay ummadaha dunida ku dhex wareegaan. Sidaa daraadeed guusha adduunyo ama guuldarradeedu ma aha wax gaal iyo islaan ku kala qoqoban. Inkasta oo lagaba yaabo in ay maalmaha adagi qofka Muslinka ah imitixaan u yihiin. M
