Jan 22, 2018
Bixidda Amisom iyo kulanka Ictisaam
Amisom waxa ay isu diyaarinayaan in ay dalka ka baxaan. Ka bixiddaasi waa dhacdo weyn oo is badallo waaweyn ka dhalanayaan. Marka la eego awoodda Alshabaab ee sii liicaysa iyo cududda ciidanka dowladda ee ciidda taalla, waxaa soo baxaya firaaq ballaaran oo si taban looga faaiidaysan karo. koox walba
