Jun 30, 2017Ma nihin ilaahyo! Innagu ma nihin ilaahyo!Haa, innagu waxa aynu nahay addoomo ilaahay, yimi adduunka iyaga oo keli ah, ta dambane tagaya iyaga oo keli ah, shaqadeennune tahay ineynu taa keli ah wax ay ku taabo gasho u diyaarino.MMaandoon