Jul 7, 2024Iqbaal iyo ruuxdaKu allahoode, waxay yiraahdeen: haddii faylasuuf iyo suufi samada loo dheelmi lahaa, feylasuufku wuxuu dhulka ugu soo noqon lahaa sidii nebi Muxamed (scw) u soo noqday dheelmintiisii ka dib, laakiin suufigu uu diidi lahaa firkadda soo noqoshada!CCabdi Siciid