Maandoon logoMaandoon
C

Cabdisamad Shire

@cabdisamad-shire

Maandoon· contributor
RecentDiscussionsAbout
Oct 17, 2018

Miyaa uu fashilmay internetku?

Isaga oo fadhiya xafiiskiisa uu ku leeyahay Kooleejka Christ Church, ee Oxford, Sir Tim Berners-Lee, aas’aasaha shabakada World wide web (www), ayaa uu yidhi: “Anigu ma odhan lahayn internetku waa uu wada fashilmey, laakiin waxa uu ku guuldarraystay in uu gudbiyo wanaaga, wanaagii ahaa in uu bulshad

MMaandoon
Oct 2, 2017

Maxaa Keenay in Sucuudigu Dumarka u Fasaxo Baabuur-wadista?

Ku dhufo mouse-ka ama guji (halkan) si aad ugala dagtid maqaalka oo ah PDF.

MMaandoon
1
Jul 25, 2017

Xiisaddii Aan Dhammaadka Lahayn!

Dhawr iyo toban sanno ka hor ayaa la i keenay galaaskan, welina waa aan dhigtaa! Ardayda iiga sii horeysay galaaska, da’ kasta waa isugu jiraan; Carruur iyo Cirroole. Casharada la noo dhigaa cashar bay noo sii dhigaan ah in aanu fahmi wayno waxba ba, si aanaan u garan khaladaadka macalimiinta.

MMaandoon
Jul 8, 2017

Addoonsigii madawga ee bariga dhexe: Dhibta aan la sheegin

“Rasuulkii Alle, Maxamed (CSW) waxa uu yidhi: “Alle ka cabsada, oo u naxariista kuwa gacantiinu hanatey—Addoomada. Waa walaalihiin oo Alle gacmihiina hoos dhigey (Maamulka). Ku quudi waxa aad cunto, ugu labis waxa aad xidhato hana ku soo rogin waajibaad ka tan badan. Haddii aad ba ku soo rogtid waaj

MMaandoon

copyright © 2026 Maandoon

PrivacyTermsReport

Powered by balbalobeta