Dec 5, 2018
Halaaggii Dhacay Looma Kala Harin!
Taarikhdu markay ahayd Isniin 26/11/2018, waxaa goobta uu ka dagnaa xaafadda Baraxley qarax iyo rasaas lagu weeraray Abdiwali Sheikh Ali Elmi Yare, khasaarihii halkaa ka dhashay waxa ku dhintay 30 qof uu ku jiro Abdiwali Sheikh, xaaskiisa, caruurtiisa iyo dad kale oo xertiisa ka mid ah. Abdiwali aya
