Apr 20, 2016
Akhris-ku-noole
A khrisku sida howlaha kale ee maalin laha ah, waxa uu u baahanyahay wakhti, qorshe iyo ta malahayga ugu muhiimsan oo ah ga’aanqaadasho. Go’aanqaadashadu waxa ay gundhig, aasaas iyo lagama-maarmaanba u tahay guul kasta oo uu qafka bani’aadamku gaadho inta uu noolyahay, dhinaca ay doontaba ha ahaatee
