M
Maxamed Aadan Ciiraale
@maxamed-aadan-ciiraale
Oct 6, 2016
Wadaad Iyo Dumar
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed, haddiiba loo dhan yahay oo aysan sheegashooyinkii waayadaan caadiga noqday ahayn, waxaan ka marag ahay – markii aan dhegeystey bayaankoodii – in aysan waxba ku biirin karin bulsho casriga hadda ah nool. Waxay ka soo horjeesteen tirada gaarka ah oo loo qoondeeyey dumar
Aug 22, 2016
Unuunkii Daqaqamay!
Coobbo karsan, gaaddo caro la higaagan iyo indho gadaashoodu maran tahay ayay saddexduba ka sinnaayeen. Gararka waxa sida sayaxa uga saarsaarnaa abur yaryar ah, qawlallada xumbo ayey ku lahaayeen, noloshana col bey la ahaayeen. ‘cadowga Ilaahay gawrac!’ ayuu midi ku yiri mid kale.
