Maandoon logoMaandoon
M

Maxamed Aadan Ciiraale

@maxamed-aadan-ciiraale

Maandoon· contributor
RecentDiscussionsAbout
Mar 28, 2017

Nacayb Diin Ma Aha!

Sawirka hoose waxaa ka muuqda gabar xijaaban oo muslimad ah oo socod ku dhaafeysa qof uu dhaawacay ninkii gaariga dadka ku marsiiyey buundada Wesminister iyo dhawr qof oo la joogey oo caawinayey inta ay uga imaanayaan kalkaaliyayaal caafimaad.

MMaandoon
Oct 6, 2016

Wadaad Iyo Dumar

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed, haddiiba loo dhan yahay oo aysan sheegashooyinkii waayadaan caadiga noqday ahayn, waxaan ka marag ahay – markii aan dhegeystey bayaankoodii – in aysan waxba ku biirin karin bulsho casriga hadda ah nool. Waxay ka soo horjeesteen tirada gaarka ah oo loo qoondeeyey dumar

MMaandoon
Aug 22, 2016

Unuunkii Daqaqamay!

Coobbo karsan, gaaddo caro la higaagan iyo indho gadaashoodu maran tahay ayay saddexduba ka sinnaayeen. Gararka waxa sida sayaxa uga saarsaarnaa abur yaryar ah, qawlallada xumbo ayey ku lahaayeen, noloshana col bey la ahaayeen. ‘cadowga Ilaahay gawrac!’ ayuu midi ku yiri mid kale.

MMaandoon

copyright © 2026 Maandoon

PrivacyTermsReport

Powered by balbalobeta