Apr 20, 2016AqoontaQormadan hoos ku taal waa turjumidda “Of Studies“ oouu qoray Faraansis Baykan (Francis Bacon) oo ahaa faylasuuf iyo qoraa noolaa intii u dhaxaysay 1561 – 1626. Waa qormo ku cukan aragtiyo qoto-dheer oo ku saabsan aqoonta, raadcadeeda, iyo faa’iidooyinkeeda.MMaandoon