Mar 27, 2018
Niqaabku ka mid maaha diinta
Waqtigii Rasuulka haweenka muuminaatka ahi mayna xidhan jirin waxaan maanta loo yaqaano niqaabka ee wajiga qariya. Wajigu waa meesha dadku isku garto, qofka qariya wajigiisuna waa qof dafiraya shakhsiyaddiisa aadaminimo oo raba inaan la garan, shakina kuma jiro inuu qofkaasi bulshada ammaankeeda hal
