Caafimaadka Maskaxda iyo Caqliga Madaxda!
Mid ka mid ah madaxda umadda Soomaaliyeed ayaa maanta jeediyay khudbad lagu xusay taarikhihii iyo dhibaatooyinkii xannuunka lahaa ee ka dhex dhacay bulshada Soomaaliyeed. Masuulkaas madaxda ah wuxuu khudbad u jeedinayay dumar Soomaaliyeed oo u dabaal dagayay maalinta caalamiga ah ee haweenka Adduunk
