Fashilka Wahaabiyada (Salafiyada)
Yeelkadeede, intaasi waa qayb ka mid ah taariikhda urur diimeedka ‘al-Wahaabiyah’ ee raacsan waddadii Shiikh Maxamed bin Cabdulwahaab. Haddaan u imaado su’aasha ah maxay u fashilmeen, ee ah cinwaanka dhigaalkaan – waxaan durbadiiba helaynaa jawaabta oo ah mid fudud, taas oo ah in wadaadkaan iyo xert
