Maandoon logoMaandoon
RecentPopular
Apr 20, 2016

Aqoonta

Qormadan hoos ku taal waa turjumidda “Of Studies“ oouu qoray Faraansis Baykan (Francis Bacon) oo ahaa faylasuuf iyo qoraa noolaa intii u dhaxaysay 1561 – 1626. Waa qormo ku cukan aragtiyo qoto-dheer oo ku saabsan aqoonta, raadcadeeda, iyo faa’iidooyinkeeda.

M
Mukhtaar Xasan Maydhane
Apr 20, 2016

Akhris-ku-noole

A khrisku sida howlaha kale ee maalin laha ah, waxa uu u baahanyahay wakhti, qorshe iyo ta malahayga ugu muhiimsan oo ah ga’aanqaadasho. Go’aanqaadashadu waxa ay gundhig, aasaas iyo lagama-maarmaanba u tahay guul kasta oo uu qafka bani’aadamku gaadho inta uu noolyahay, dhinaca ay doontaba ha ahaatee

M
Maxamed A. Askar
Haweenka iyo Hoggaanka

Dhaqanka, Wadaaddada iyo Cabsi-gelinta Siyaasadda

Qaybtani waxay tibaaxaysaa sida dhaqanka iyo fatwooyinka wadaaddadu u yareeyaan hamiga siyaasadeed ee haweenka, xitaa markay iyagu kartidooda muujiyaan.

M
Maxamed Cabdilaahi
Jan 11, 2016

Yaa sumeeyey hilibka culumada?

Sheekaa waxay tiraahdaa: Nin faras la haadaya oo u muuqda in uu tiigsanayo meel uu dano muhiim ah ka leeyahay oo uu ka daahay, baa wuxuu soo ag maray nin waddada qarkeeda taagan. Ninkii baa markaas cod dheer wuxuu ku weydiiyey: halkee baad ku degdegaysaa? Ninkii faraska la haadayeyna isaga oo weli f

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Apr 14, 2015

Islaaminta Aqoonta: Qalad Aan Laga Qaangaarin

Maalintii taariikhdu ahayd 22kii Feebaraayo 2015, khudbo Shiikha Jaamacadda Al As- har Sheekh Axmed Addayib uu ka jeediyey shir lagu qabtay magaalada Maka al- Mukarama, oo la sheegay in looga hadlayo mawduuca “La dagaalanka aragagixisada”, wuxuu ku sheegay in “ Quraanka iyo sunnada sida xun loo fasi

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Sep 28, 2014

Ruuxii Buug Gubaa, Dadna Waa Gubaa!

Sida ay ka warhayso bulshada Soomaaliyeed badankeedu, galabnimadii Jamcada ee taariikhdu ahayd 19kii Sibteembar 2014 wadaadka Soomaaliga ah ee lagu magacaabo Maxamed Cabdi Umal, wuxuu xertiisa ku guubaabiyey in ay gubaan buug yar oo cinwaankiisu yahay: “Xadka Riddada: Maxaa ka Run ah?“, isagoo buugg

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Mar 17, 2014

Sababaha Loo Soomo

Diimuhu waxa ay ka mid yihiin waxyaabaha aadmiga garaadka leh la kowsaday, oo intii insaanka garaadka lihi uu ifka joogay diimana waa jireen -walow aysan u habaysnayn, buug iyo hey’adona u lahayn sida xaalku uu waayadii danbe noqday. Waxyaabaha caadi ahaan diimuhu ay ka siman yihiinna waxaa ka mid a

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Mar 10, 2009

Afka Jannada Ma Lagu Doorsan Karaa Soomaali?

Madaxweynaha maamul goboleedka Buntilaan mudane C/Ramxaan Maxamed Maxamuud "Faroole", wuxuu wadaaddada ka khudbeeya masaajidda ku yaal deegaannada maamul-goboleedka kula taliyey inay khudbada salaadda jamcada ku jeediyaan afsoomaali (VOA, Qaybta Soomaaliga 20/02/2009). Run ahaantiina, mowqifka mudan

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jan 1, 1994

lbaxnimo Waa Isaamnimo 3

Aayadihii ugu horeeyey ee Nebi Muxammad (Salallaahu caleyhi wasallam) loo waxyooday waxay ahaayeen: "Akhri, ku billaabid Magaca Alle ee abuuray dhamaan waxa jira. 2. Ka abuuray aadanahaa xinjir (dhiig guntamay oo adkaaday). 3. Akhri! oo Rabbigaa waa Roonaan badnaha. 4. kan baray aadanaha in wax lagu

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jan 1, 1994

Ilbaxnimo Waa Islaamnimo 2

Raadka uu aadmigu ku leeyahay socodka taariikhdu waxay ku xiran tahay doonistiisu intay le'egtahay, mar kasta oo doonista qofka iyo bulshadu korodhana waxaa kordha awoodda ay u leeyihiin sameynta taariikhda, haddii aan soo amaahanno oraah uu leeyahay Cali Cizat Bigofetji waxaan leennahay: "Qofku had

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jan 1, 1994

Ilbaxnimo Waa Islaamnimo 1

Sidaan horay u xusay, akhristayaasha sharafta leh halkaan waxaan kula wadaagayaa maqaalkii “Ilbaxnimo Waa Islaamnimo”. Maqaalkaan waxaa la qoray sannadkii 1994, wuxuuna lahaa waqtigiisa iyo duruufihiisa, oo waxaa si fudud uga muuqanaya xamaasadda iyo isla qummanaanta dhallinyarada lagu yaqaan. Waxaa

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Explore all posts →
YouTube

copyright © 2026 Maandoon

SubscribeCommunityRSSPrivacyTermsReport

Powered by balbalobeta