#quraan
Quraan
Ustaad Maxamuud Maxamed Taha: Sixidda Fikirka Islaamka
Mawduuca sixidda fikirka Islaamku waa mawduuca ay muslimiintu maanta ugu baahi badan yihiin, inta laga gaarayana abdo lagama qabo in la helo Muslimiin dhexdooda nabad ku wada nool, dunida kalena nabad iyo wax isdhaafsi kula nool. Maxaa yeelay? Isbeddel oo dhan waxaa asal u ah kan ku dhaca fahanka di
Farqiga u dhexeeya quraanka iyo xadiiska
Si aan u ogaanno farqiga u dhexeeya quraanka iyo xadiiska waa inaan fahanno ilaha cilmiga (مصادر المعرفة). Il waa meeshii wax laga qaato sida isha biyaha, sidoo kale ilaha cilmigu waa meelaha wax laga ogaado, maadaama aan dadku ogayn waxa loo yaqaan cilmi-qaybkana wuxu dadku ogaan karaa wixi uu ku o
Maxaa miisaan u ah xugunka sinada?
Dadku sinada waxay u yaqaaniin inay isu tagaan laba qof oo aan la isku meherin, taasoo ka dhigan in loo maleeyey in sinadu tahay wax ku saabsan galmada oo keiya, waxaa kale oo sii dheer in loo haysto in sinadu tahay denbi ilaahay laga galay oo aan la cafin karin, labadaa qodobna waxay keeneen in xug
Fashilka Wahaabiyada (Salafiyada)
Yeelkadeede, intaasi waa qayb ka mid ah taariikhda urur diimeedka ‘al-Wahaabiyah’ ee raacsan waddadii Shiikh Maxamed bin Cabdulwahaab. Haddaan u imaado su’aasha ah maxay u fashilmeen, ee ah cinwaanka dhigaalkaan – waxaan durbadiiba helaynaa jawaabta oo ah mid fudud, taas oo ah in wadaadkaan iyo xert
Casrigii Tuulooyinka
Taariikhyahannada ku takhasusay taariikhda aadanuhu waxay taariikhda aadanaha u qaybiyaan labo casri ama labo xilli. Labadaas casri oo ay u kala bixiyeen; b) casrigii tuulooyinka iyo t) casrigii magaalooyinka. Tuuladu waa meel ay hal raas deggen yihiin, raaskaasi hadduu doono ha noqdo mid dhiig ama
Tufta iyo quraan ku daaweynta!
Waxaa jira dad sheegta in ay aqoon u leeyihiin tufta, siiba tufta loo bixiyey tufta sharciga ah (الرقية الشرعية),waxaana jira dad aad u fara badan oo daawo u raadsada dad xurumo u furtay tufta iyo wixii la halmaala. Haddaba tufta maxaa ka sax ah maxaanse ahayn? Sidoo kale maxay yihiin cudurrada qura
Tafsiirka diinta ma la dhammaystiray?
Haddii la maqlo mas’alo cusub oo diina waxaa dadka qaarkii yiraahdaan diinta waa la kamilay, taasoo laga fahmayo in loo maleeyey in cilmiga diintu ka duwan yahay culuunta kale, laakiin runtii quraanku wuxu ka kooban yahay waxa lagu barto culuunta kale sida qaanuun, taariikh, luqad, xisaab, farsamo i
Quraanku saynis ma aha!
Ilaahay, Sarreeye, wuxu Qur’aanka inoogu sheegay in maalmuhu, samaan iyo xumaanba, ay ummadaha dunida ku dhex wareegaan. Sidaa daraadeed guusha adduunyo ama guuldarradeedu ma aha wax gaal iyo islaan ku kala qoqoban. Inkasta oo lagaba yaabo in ay maalmaha adagi qofka Muslinka ah imitixaan u yihiin. M
