Explore
Discover the latest and most popular posts from Maandoon.
Akhris-ku-noole
A khrisku sida howlaha kale ee maalin laha ah, waxa uu u baahanyahay wakhti, qorshe iyo ta malahayga ugu muhiimsan oo ah ga’aanqaadasho. Go’aanqaadashadu waxa ay gundhig, aasaas iyo lagama-maarmaanba u tahay guul kasta oo uu qafka bani’aadamku gaadho inta uu noolyahay, dhinaca ay doontaba ha ahaatee
Yaa sumeeyey hilibka culumada?
Sheekaa waxay tiraahdaa: Nin faras la haadaya oo u muuqda in uu tiigsanayo meel uu dano muhiim ah ka leeyahay oo uu ka daahay, baa wuxuu soo ag maray nin waddada qarkeeda taagan. Ninkii baa markaas cod dheer wuxuu ku weydiiyey: halkee baad ku degdegaysaa? Ninkii faraska la haadayeyna isaga oo weli f
Islaaminta Aqoonta: Qalad Aan Laga Qaangaarin
Maalintii taariikhdu ahayd 22kii Feebaraayo 2015, khudbo Shiikha Jaamacadda Al As- har Sheekh Axmed Addayib uu ka jeediyey shir lagu qabtay magaalada Maka al- Mukarama, oo la sheegay in looga hadlayo mawduuca “La dagaalanka aragagixisada”, wuxuu ku sheegay in “ Quraanka iyo sunnada sida xun loo fasi
Ruuxii Buug Gubaa, Dadna Waa Gubaa!
Sida ay ka warhayso bulshada Soomaaliyeed badankeedu, galabnimadii Jamcada ee taariikhdu ahayd 19kii Sibteembar 2014 wadaadka Soomaaliga ah ee lagu magacaabo Maxamed Cabdi Umal, wuxuu xertiisa ku guubaabiyey in ay gubaan buug yar oo cinwaankiisu yahay: “Xadka Riddada: Maxaa ka Run ah?“, isagoo buugg
Sababaha Loo Soomo
Diimuhu waxa ay ka mid yihiin waxyaabaha aadmiga garaadka leh la kowsaday, oo intii insaanka garaadka lihi uu ifka joogay diimana waa jireen -walow aysan u habaysnayn, buug iyo hey’adona u lahayn sida xaalku uu waayadii danbe noqday. Waxyaabaha caadi ahaan diimuhu ay ka siman yihiinna waxaa ka mid a
Afka Jannada Ma Lagu Doorsan Karaa Soomaali?
Madaxweynaha maamul goboleedka Buntilaan mudane C/Ramxaan Maxamed Maxamuud "Faroole", wuxuu wadaaddada ka khudbeeya masaajidda ku yaal deegaannada maamul-goboleedka kula taliyey inay khudbada salaadda jamcada ku jeediyaan afsoomaali (VOA, Qaybta Soomaaliga 20/02/2009). Run ahaantiina, mowqifka mudan
lbaxnimo Waa Isaamnimo 3
Aayadihii ugu horeeyey ee Nebi Muxammad (Salallaahu caleyhi wasallam) loo waxyooday waxay ahaayeen: "Akhri, ku billaabid Magaca Alle ee abuuray dhamaan waxa jira. 2. Ka abuuray aadanahaa xinjir (dhiig guntamay oo adkaaday). 3. Akhri! oo Rabbigaa waa Roonaan badnaha. 4. kan baray aadanaha in wax lagu
Ilbaxnimo Waa Islaamnimo 2
Raadka uu aadmigu ku leeyahay socodka taariikhdu waxay ku xiran tahay doonistiisu intay le'egtahay, mar kasta oo doonista qofka iyo bulshadu korodhana waxaa kordha awoodda ay u leeyihiin sameynta taariikhda, haddii aan soo amaahanno oraah uu leeyahay Cali Cizat Bigofetji waxaan leennahay: "Qofku had
Ilbaxnimo Waa Islaamnimo 1
Sidaan horay u xusay, akhristayaasha sharafta leh halkaan waxaan kula wadaagayaa maqaalkii “Ilbaxnimo Waa Islaamnimo”. Maqaalkaan waxaa la qoray sannadkii 1994, wuxuuna lahaa waqtigiisa iyo duruufihiisa, oo waxaa si fudud uga muuqanaya xamaasadda iyo isla qummanaanta dhallinyarada lagu yaqaan. Waxaa
