Maandoon logoMaandoon
RecentPopular
Jul 25, 2017

Xiisaddii Aan Dhammaadka Lahayn!

Galaaskan su’aalaha laga mamnuucay wuxuu sawirayaa manhaj maskaxda lagu wareeriyo, si ardaygu uusan u gaarin jawaabaha laga qariyey.

C
Cabdisamad Shire
Jul 23, 2017

Soo Ifbaxa, Cimriga iyo Geerida Fikradaha

Fikrad walba cimri ayay leedahay; haddii aan la nadiifin, la cusboonaysiin oo waayaha lala jaanqaadsiin, waxay ku dambaysaa qashin-qubka.

M
Maxamed Caddaani
Jul 22, 2017

Xadiiska firqada badbaadaysa .. Culumooy jannadu ma ciriiri baa?

Jannada cid gaar ahi ma xayiri karto; diinta raxmadda ahi ma noqon karto hub kooxo isku gaalaysiiyaan, ee waa in ay dadka isu furto.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jul 10, 2017

Maxaa u dhexeeya firqooyinka isku khilaafay sifaadka Alle?

Bilawgii qarnigii 2aad ee taariikhda hijriyada waxaa soo if baxay khilaaf u dhexeeya culimada islaamka oo ku saabsan sida loo fasirayo sifaadka Alle, waxayna markii ugu horraysey u kala baxeen ugu yaraan 4 qolo oo kala raacsanaa Abu Xaniifa oo ahaa immaamkii 2aad ee madaahibta fiqiga ah ee afarta ah

C
Cabdullaahi Aw Xasan
Jul 8, 2017

Addoonsigii madawga ee bariga dhexe: Dhibta aan la sheegin

Qoraalku wuxuu iftiiminayaa addoonsigii dadka madaw ee Bariga Dhexe, dhibtiisa la qariyey, iyo sida diintu ula fal-gashay dulmigaas.

C
Cabdisamad Shire
Jul 5, 2017

Shukaansiga iyo sheydaaminta haweenka!

Dumarka oo fitno iyo sheydaan lagu sawiraa waa dulmi fac weyn; qoraalkuna wuxuu diidayaa in diinta lagu qariyo yasidda codka, caqliga iyo karaamada haweenka.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jun 30, 2017

Ma nihin ilaahyo! Innagu ma nihin ilaahyo!

Haa, innagu waxa aynu nahay addoomo ilaahay, yimi adduunka iyaga oo keli ah, ta dambane tagaya iyaga oo keli ah, shaqadeennune tahay ineynu taa keli ah wax ay ku taabo gasho u diyaarino.

R
Ridwaan Maygaag
Jun 5, 2017

Dhibaatooyinka Cayilka iyo Gaalaysiinta Socodka!

Takfiirka degdegga ahi wuxuu la mid yahay cayil toorey lagu jarayo: xanuunka bulshada laguma daweeyo dhaawac, ee waxaa lagu daaweeyaa dood iyo dulqaad.

C
Cabdullaahi M. Cawseey
Jun 2, 2017

Sidee baan Wahaabi ku noqday?

Inkasta oo dhab ahaantii aanan xasuusanin waxa maskaxdeydii dhalinyaranimada dhex dabaalaneysay ku keenay in ay hal mar dhan aanay waligeed u janjeerin u jeesato, haddana waxaan si fiican u xasuustaa duruufihii baraarugaas ku heeraaraysnaa. Horta, inta aanan sheekada idiin galin, bal aan hordhac yar

C
Cali Barre
May 29, 2017

Khawaarij ayaa la inagu qasay: Daacish, Shabaab, Alqaacida... ma khawaarij baa?!

Khawaarijtu waa kooxdii ugu horreysay ee soo baxda; asalkoodu waxa uu ku qotomaa dagaalladii dhex maray saxaabada iyaga oo ka jabay garabkii Cali markii uu heshiiska ka ogolaaday garabkii Mucaawiye iyaga oo ku eedeeyay in uu la heshiiyay dulmigii ay ahayd in la rido iyo in uu ka tanaasulay amiirnima

M
Maxamed Cabdilaahi
May 23, 2017

Firqada Wahaabiyada iyo Boqortooyada Sucuudiga

Wahaabiyadu waxay u muuqataa qalab siyaasadeed oo Boqortooyada Sucuudigu ku adeegato; fatwo, riyaal iyo dano dowladeed ayaa hadba jihaday doonaan loo rogaa.

M
Maxamed Caddaani
May 22, 2017

Kulankii aniga iyo Carabkii hantiilaha ahaa!

Sheekadu waxay si kaftan-qadhaadh leh u weydiinaysaa: sadaqadu ma masaajid sawir lagu galo baa, mise waa ceel, iskuul iyo waddo dadka noloshooda taabta?

C
Cabdullaahi Muuse (Yam-yam)
May 22, 2017

Wahaabiyada, Riyaalka Sucuudiga iyo Siyaasadda Maraykanka

Dalalka Maraykanka iyo Sucuudigu waxay hadda ka hor ku heshiiyeen in ay Muslimiintu la diriraan Midowgi Soofiyeeti, sidaana Reer Galbeedku uga nastaan cabsidii joogtada aheyd oo ay kala kulmi jireen ciidamadii casaa. Si taa u suurta gasho, waxaa la isla gartay in dhulalka Muslimka, gaar ahaan kuwood

M
Maxamed Caddaani
May 19, 2017

Waan Baahanahay Bakhtiga Looma Cuno!

Tan iyo dhamaadkii dagaalkii qaboobaa (the cold war) ee u dhexeeyay reer Bariga iyo reer Galbeedka ama Xulufada Nato iyo Xulufada Warso oo ey kala hogaaminayeen quwadaha Mareykanka iyo Ruushku, waxaa Afrika ku soo badanayay soo rogaal celinta boobka khayraadka qaaradda duxan ee bikrada ah. Waxaa waa

A
Abdi J Arab
May 15, 2017

Islaamka siyaasiga ah iyo dhagarta taariikhda

Oraahda “dhagarta taariikhda / the cunning of history” waxaa loo tiiriyaa feylasuufkii Jarmalka ahaa ee G. W. Hegel (1770-1831), waxaana la rumaysan yahay in oraahdaani ay qayb weyn ka tahay falsafadda Hegel, oo ah midda beddeshay fahanka dad badani ay ka haystaan taariikhda. Sida muuqatana oraahdu

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
May 10, 2017

Maxaa u dhexeeya culimada xorta ah iyo kuwa madaahibta?

Maadaama diinta loo barto qaab mad-hab ah waqtigan hadda la joogo waxaa soo baxay arrimo badan sida dagaallo badan, ciqaabo aan dadka u cadayn sida ay ku yimaadeen sida; dadka dhagaxa lagu dilo, xuquuqda dumarka oo aad moodid inay inteedii badnayd culimada ka hoos baxday sida inaan gabadhu nin meher

C
Cabdullaahi Aw Xasan
May 8, 2017

Aragtida kama sinnaan karno Arligana kuma kala sarreyn karno

Aragti isku mid ah yeelan mayno, balse arliga waa wada leenahay; horumar wuxuu ka bilaabmaa in la is aqbalo, loollankana aan muquunin laga dhigin.

M
Maxamed Cabdilaahi
May 2, 2017

Jahliga barakaysan

Sebenka kala guurka diinta iyo dhaqanka! (Bandhig buug)

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
May 2, 2017

Sidee looga adkaan karaa fikirka xagjirka iyo argagaxisada?

Xagjirnimada laguma jabiyo cudud keliya; waxaa looga adkaan karaa aqoon, manhaj saxan, wacyigelin diimeed iyo fursado loo abuuro dhalinyarada.

A
Abdi J Arab
Apr 28, 2017

Islaamiistihii Dilaaga Ahaa!

Guuleed wuxuu ahaay wiil dhallinyaro ah, oo aad u maskax iyo miyir badnaa. Markii uu yaraa, wuxuu ku soo barbaaray deegaannada Koonfureed ee Soomaaliya. Wuxuu xifdiyey Qur’aanka, markii uu gaaray toban iyo labo sano jir, wuxuu ahaay cunug aamusnaan badan, mar kasta caraysan, mashquulsan, bulshadana

C
Cabdicasiis M. Shidane
Load moreExplore all posts →
YouTube

copyright © 2026 Maandoon

SubscribeCommunityRSSPrivacyTermsReport

Powered by balbalobeta