Maandoon logoMaandoon
RecentPopular
Apr 27, 2017

Maandoon iyo maandooriyayaal diimeedka!

Marka maanka lagu suuxiyo amar, cabsi iyo khuraafaad diimeed, bulshadu waxay u baahataa kacdoon fikir oo caqliga dib u soo celiya.

C
Cabdifataax Daahir Cilmi
Apr 20, 2017

Ma dhabbaa in Salafiyiintu ay ka duwan yihiin Shabaab iyo Daacish?

Muddooyinkaan danbe ururrada Salafiyiintu waxay isku dayaan in ay iska fogeeyaan ururrada xagjirka ah sida Alqaacido, Alshabaab iyo Daacish, mararka qaarkoodna ururadaan waxay ugu yeeraan in ay yihiin Khawaarij diinta khalad u fahmey . Laakiin xaqiiqada biyo kama dhibcaanka ahi waxay tahay in fikirk

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Apr 15, 2017

Diinta Eebbaa leh, dalkana waa wadaagnaa!

Diintu qofka iyo Eebbe bay u dhexaysaa, balse dalka waa la wada leeyahay; muwaadinnimo ayaa ka weyn firqo, qabiil iyo sheegasho wakiilnimo.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Mar 28, 2017

Nacayb Diin Ma Aha!

Sawirka hoose waxaa ka muuqda gabar xijaaban oo muslimad ah oo socod ku dhaafeysa qof uu dhaawacay ninkii gaariga dadka ku marsiiyey buundada Wesminister iyo dhawr qof oo la joogey oo caawinayey inta ay uga imaanayaan kalkaaliyayaal caafimaad.

M
Maxamed Aadan Ciiraale
Mar 16, 2017

Akhlaaqda Halkee Baa Asal U Ah? (Qaybtii 2-aad)

Siday ahaaataba, doodda ku saabsan diimaha iyo damiirka waxaan xasuustay kaddib markaan dhawaan akhriyey saddexda buug ee kala ah;

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Mar 8, 2017

Ma waajib baa in gabdhuhu madaxa qariyaan?

Inta aanan wax ka ogaan baabka loo yaqaan xuquuqda waxaan u malayn jirey inaan gabdhaha wax xuquuq ahi ka maqnayn, maxaa yeelay waxaan ku kadsoomi jirey hadallo in badan dhegahayga ku dhici jirey sida islaamku wuu karaameeyey gabdhaha, sidaa darteed haddaan maqlo dad ka hadlaya xuquuqda gabdhaha wax

C
Cabdullaahi Aw Xasan
Mar 6, 2017

Kalkageeddi

Tixdani waxa ay curatay 23-02-2017. Ararta ka dib waxa ay tixdu ka faalloonaysaa in waxqabsiga ummadeed uu ku dhismo wada tashi iyo isbuuxin, oo haddii uu talada qaran qof keligiis ahi gaar u faashado laga dhaxlo ciribxumo. Waxa ay arrintaas tixdu tusaale uga dhiganaysaa kelitaliskii Soomaaliya 21 s

S
Shaafici Xasan Maxamed
Mar 4, 2017

Calmaaniyiinteenna iyo tubtii islaamiyiinteenna!

Qoraalku wuxuu taabanayaa in Islaamiyiinta iyo Calmaaniyiinta labaduba si qaldan u akhriyeen dhaqanka Soomaalida, xalna looga baahan yahay gudaha bulshada.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Mar 2, 2017

Akhlaaqda Halkee Asal U Ah? (Qaybta 1-aad)

Akhlaaqdu ma aha hanti diin ama qolo gaar u leedahay; waa damiir bini’aadan oo bulshada ka dhex unkada, diintuna baraarujin iyo xoojin bay u noqon kartaa.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Feb 26, 2017

Sidee diinta loo jadiidin karaa?

Haddii mushkilo la xallinayo waxaa muhiim ah in 3 arrin la helo, kuwaas oo kala ah:

C
Cabdullaahi Aw Xasan
Feb 23, 2017

Wadaaddadu dhaqan kululaa ma dac bay ka soo cabbeen!

Run ahaantii labo shay marka ay isku khaldamaan waxaa dhacaya waxa loo yaqaan “ aafo cilmiyeed” oo ayana sababta madhalaysnimo dhanka maanka ah, labadaas walxood waxa ay kala yihiin;

B
Burhaan Axmed Maxamed
Feb 3, 2017

Su’aashii iyo safarkii nafsadda!

Sakariye saaxiib shalay waxaad asxaabtaada Facebook weydiisay su’aal qoto dheer oo ku saabsan nuxur ahaan qofka wuxuu yahay ama ka samaysan yahay. Su’aashaada waxay ahayd sidan: qofku muxuu yahay, ma jirbaa mise waa ruux?

C
Cabdullaahi M. Cawseey
Jan 26, 2017

Waa Kuma Wasiirka Sodcaalka, Qaxootiga iyo Muwaadinnimada Dalka Kanada?

The Honourable Ahmed D. Hussen MP

C
Cali Maxamed Cabdigiir (Caliganay)
Jan 19, 2017

Illowsho Dhawaa Ma Ummul Baa?

“Illowsho dhawaa ma ummul baa?”, waa maahmaah Soomaaliyeed oo soo jireen ah, qofkii ay maankiisa ka soo maaxatayna wuxuu ahaa qof aad u xikmad badan, si fiicanna ugu fiirsaday. Maahmaahdana waxaa la xusuustaa mar kasta oo la arko qof dhakhso ku illoobay arrin ay ahayd in uusan illoobin.

M
Maxamed Qoordheere
Jan 18, 2017

Tafsiirka diinta ma la dhammaystiray?

Haddii la maqlo mas’alo cusub oo diina waxaa dadka qaarkii yiraahdaan diinta waa la kamilay, taasoo laga fahmayo in loo maleeyey in cilmiga diintu ka duwan yahay culuunta kale, laakiin runtii quraanku wuxu ka kooban yahay waxa lagu barto culuunta kale sida qaanuun, taariikh, luqad, xisaab, farsamo i

C
Cabdullaahi Aw Xasan
Jan 8, 2017

Fiqiga iyo Dhaqanka

Fiqigu waa laan ka mid ah aqoonta diinta islaamka oo ku xidhiidha ku dhaqanka diinta ; waa fahanka qof nusuusta yaqaanaa ugu fasiro habka ugu habboon ama mudan ee loogu dhaqmi karo ! halka ay sartu ka qudhuntaa hadaba waa weedha ah ”habboonida” oo ah dareen nafsadeed oo fiqiyahanku ka dhaxlo deegaan

M
Maxamed Cabdilaahi
Nov 29, 2016

Cudurka iska daawee!

Liibaan : Bilan aabbe John diintiisu maxay tahay?

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Nov 24, 2016

Ciqaabta Eebbe & dunuubta dadka!

Masiibo kasta ciqaab laguma sheegi karo; qormadu waxay ku baaqaysaa in abaarta iyo shilalka lagu fahmo aqoon, sabab iyo xeerarka dabeecadda.

M
Maxamed Cabdilaahi
Nov 23, 2016

Musharraxii Soo Shaqa tagay iyo waayihiisii nololeed

Sugulle waxa uu dhasahay nuskii danbe ee qarnigii 20aad. Waxa uuna ku dhashay Rays-dheer. Rays-dheer waa tuulo aad u yar oo reerahoodu degijireen, walow ay aad u yarayd haddana waxa ay ahayd mid aad u camiran markii la barbardhigo tuulooyinkii iyada ku hareeraysnaa. Waxa ay lahayd dugsi quraan. Isku

C
Cabdullaahi Muuse (Yam-yam)
Nov 19, 2016

Ma Dhabbaa In Carabtu Gabdhaha Nolol Ku Aasi Jireen?

Nebiga (scw) waxaa laga wariyaa in uu yiri: “ Dad ma jireen haddii Eebbe dadka u yeeli lahaa sida ay dadka la doonayaan/ لو أطاع الله الناس في الناس لم يكن ناس “. Waayo? Taariikhda aadanaha inta sida wanaagsan loo hubo waxaa laga ogaaday in dadku wiilasha ka jeclaayeen gabdhaha, haddii Alle dadka oo

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Load moreExplore all posts →
YouTube

copyright © 2026 Maandoon

SubscribeCommunityRSSPrivacyTermsReport

Powered by balbalobeta