#caafimaad
Caafimaad
Kala fogaantu waa aasaaska fayoqabka
Cumar waxaa laga sheegay in nin saxaabada ka mid ahaa oo xanuunsanaa uu ku yiri: 'Waran dhererki iga fariiso (Ha ii soo dhawaan)'. Warmuhu, inkasta oo dhererkoodu uu kala geddisan yahay... haddana caadi ahaan dhererkoodu waa u dhow yahay labada mitir ee bahda caafimaadku ay hadda ku talinayaan.
Eebbe jahliga uma hiilliyo
Marka aadan lahayn awood aad isaga caabbiso cadowgaaga, caqliga iyo dareenku waxay kuu sheegayaan in aad ka cararto ama aad ka dhuumato. Fayraska COV 19, ma laha daawo iyo tallaal toona, sida qura ee looga badbaadi karaana waa in laga hortago, oo looga cararo sida deeradu ay libaaxa uga cararto ama
Caasho iyo caafimaadka Islaamka
Dadka af Soomaaliga ka faallooda qaarkood waxay ku doodaan in dhammaan erayada Soomaaliga ah ee ka bilawda xarafka ‘Kh’, ay yihiin erayo Soomaaligu uu ka soo ammaahday afka Carabiga. Erayadaasna waxaa ka mid ah erayga ‘Khuraafaad’. Sheeko-xariiraha Carabtana waxaa ka mid ah sheeko oranaysa;
Tufta iyo quraan ku daaweynta!
Waxaa jira dad sheegta in ay aqoon u leeyihiin tufta, siiba tufta loo bixiyey tufta sharciga ah (الرقية الشرعية),waxaana jira dad aad u fara badan oo daawo u raadsada dad xurumo u furtay tufta iyo wixii la halmaala. Haddaba tufta maxaa ka sax ah maxaanse ahayn? Sidoo kale maxay yihiin cudurrada qura
