Maandoon logoMaandoon
RecentPopular
Apr 26, 2018

Islaamiyiinta isbeddelka badan iyo calmaaniyadda qarsoon

Labo toddobaad ka hor, ururka Ikhwaanu Muslimiinku (= Muslim Brotherhood = اإلخوان المسلمون) wuxuu u dabbaaldegay xuska 90 guuradii ka soo wareegtay aasaaska ururka. Waana dhacdo ay tahay in aan durduro lagu dhaafin, balse mudan in si fiican la isu dul taago saamaynta weyn ee ururkaani uu ku yeeshay

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Apr 10, 2018

Sirta iyo Saamaynta Sicirbararka

Qarnigii 17aad, Imbaraadooriyaddii Isbaanishka ayaa u duntay sicirbarar. 1974kii na Madaxweynihii Maraykanka ee Gerald Ford, ayaa sicirbararka ku sifeeyey cadowga koowaad ee Maraykanka. Waa weedha ugu caansan dhaqaalaha, waana mid kamid ah weedhaha ay ku ololeeyaan madaxda u ordaysa kursiga madaxwey

C
Cabdiqani Axmad
Apr 2, 2018

Anaa kuu fekeri: Dameeraha Alle iyo dameeraha sheydaanka!

Waxaa la wariyey in kolkii tareennada laga hirgeliyey dalka Masar uu wadaad caan ahaa bilaabay in uu dadka uga digo raacidda tareennada, isaga oo ku doodaya in tareenku yahay farsamo gaal, raaciddiisuna ay ka soo horjeedo doonista Alle. Sida la sheegay wadaadku wuxuu daliishaday aayadda 8–aad ee suu

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Mar 31, 2018

Trümmerfrau: Haweenkii Burburka

Dagaalkii 2-aad ee adduunka, markii la jebiyey dawladdi cunsuriga ahayd ee Jarmalka, dalkana la qabsaday, lana kala qaybsaday baa waxa dhacday in raggi Jarmalka ahaa ay noqdeen qaar dhintay, qaar dhaawacmay, kuwo qaxay iyo kuwo badan oo maxaabiis dagaal loo qabtay, waddankiina waxa isugu soo hadhay

C
Cawrala
Mar 27, 2018

Niqaabku ka mid maaha diinta

Waqtigii Rasuulka haweenka muuminaatka ahi mayna xidhan jirin waxaan maanta loo yaqaano niqaabka ee wajiga qariya. Wajigu waa meesha dadku isku garto, qofka qariya wajigiisuna waa qof dafiraya shakhsiyaddiisa aadaminimo oo raba inaan la garan, shakina kuma jiro inuu qofkaasi bulshada ammaankeeda hal

X
Xuseen Muuse
Mar 23, 2018

Dooddii labada qoraa

Sida la wada ogsoon yahay, dhowrka beri ee hore baa xigaalada iyo saaxiibbadu isaga hambalyeeyaan dabshidka cusub. Haddii la haleelo, aalaaba waxaa lagu ducaystaa “ Eebbow ka tegey haraatidiisa iyo ka yimid hardidiisa ” gees naga mari.

C
Cali Maxamed Cabdigiir (Caliganay)
Mar 22, 2018

Hababka Loo la Dagaallo Musuqmaasuqa Maamuleed

Musuqmaasuqa maamul iyo kan lacageed, waa dhaqan daashaday fagaaraha siyaasadda iyo nolasha bulshada Soomaaliyeed, ilaa uu ka mid noqday tiir ka mid ah tiirrarka nolasheenna.

C
Cabdicasiis M. Shidane
Mar 15, 2018

Eebbe Kulama Dhalan

Marka laga yimaado diimaha waaweyn sida Masiixiyadda, Islaamka, Hinduusiyadda iyo Buudiyadda, dunida waxaa ka jira kumanyaal kale oo diimood. Diimahaas kala duwan ee dunida ka jira badankoodu waxay u sii kala baxaan madaahib iyo firqooyin kala geddisan oo mid kastaa diimaha iyo firqooyinka kale ay g

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Mar 11, 2018

Madiiddo Diimeedka Sucuudiga!

Sida baraha bulshada lagu faafiyey, sawirka hoos ka muuqdaana uu muujinayo, waxaa jira dadaallo ay wado dawladda Sucuudiga oo ay ku doonayso hirgelinta mashaariic waxbarasho oo Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya laga hirgeliyo. Yeelkadeede, su’aashu waxay tahay: Sucuudigu ma doonayaa in uu dalka ka

S
Saalim Saciid
Mar 10, 2018

8 Maaris ka dabo gee

Hadii lagu yidhaahdo dumarka waxa liidday diinta islaamka oo waxa u daliil ah xadiis hebel ama aayad heblaayo waxa aad ogaataa in diin kasta iyo xadaarad kasta iyo dhaqan walba ay ka buuxaan odhaahyo ah hal-ku-dhag , murti ama maahmaah oo liidaya haweenka oo ay ka siman yihiin basharka oo dhammi ! w

M
Maxamed Cabdilaahi
Mar 9, 2018

Caafimaadka Maskaxda iyo Caqliga Madaxda!

Mid ka mid ah madaxda umadda Soomaaliyeed ayaa maanta jeediyay khudbad lagu xusay taarikhihii iyo dhibaatooyinkii xannuunka lahaa ee ka dhex dhacay bulshada Soomaaliyeed. Masuulkaas madaxda ah wuxuu khudbad u jeedinayay dumar Soomaaliyeed oo u dabaal dagayay maalinta caalamiga ah ee haweenka Adduunk

C
Cabdullaahi M. Cawseey
Mar 9, 2018

Dumarku danahooda ha garteen!

Sannad walba maanta oo kale siddeedda bisha Maaris dunida oo dhan waxaa laga xusaa maalinta haweenka adduunka. Waa maalin la is xasuusiyo xaaladda dumarka adduunka- dal, gobol, qaarad iyo dunida oo dhan- oo la falaanqeeyo horumarka haweenku sameeyeen iyo caqabadaha weli hortaagan. Qof ahaan waxay il

C
Cawrala
Mar 3, 2018

Argagixisonimada Fikirka iyo Taariikhda Islaamka

Inta badan waxaynu maqalaa wax loogu yeedho maxaakiimtii taftiishka(inquisition) oo dunida Galbeedka ka jiray casriyada ay u yaqaannaan Casriyadii Dhexe ama Madoobaa. Mudadaas oo awoodda kaniisadu argagixisinimo fikir kula kacday aqoonyahan si uun u dhaliilay ama kasoo horjeestay fikirkii taliska ka

C
Cabdiqani Xasan
Jan 22, 2018

Bixidda Amisom iyo kulanka Ictisaam

Amisom waxa ay isu diyaarinayaan in ay dalka ka baxaan. Ka bixiddaasi waa dhacdo weyn oo is badallo waaweyn ka dhalanayaan. Marka la eego awoodda Alshabaab ee sii liicaysa iyo cududda ciidanka dowladda ee ciidda taalla, waxaa soo baxaya firaaq ballaaran oo si taban looga faaiidaysan karo. koox walba

F
Faysal Xuseen
Dec 21, 2017

Jihaadka jacaylka iyo masayrka diimaha

Sida la sheegay, waxaa jirey wiil tan iyo yaraantiisii ay dadku– aabbihi, hooyadi, walaalihiis, deriska iyo dadka tuuladiisa oo dhammi- ay doqon ku sheegi jireen. Wax walba oo uu yiraahdo ama uu sameeyo waxba lagama soo qaadi jirin oo waa hadal iyo ficil dabbaal, murtiduna waa tan tiraahda: “dabbaal

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Dec 12, 2017

Hagaha Muslimka murugeysan

Murugada muslimka casriga ahi waxay ka dhalataa marka wixii diinta nuxurkeeda ahaa lagu dhex qaso culaysyo taariikheed oo meyd qarsoon noqday.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Nov 28, 2017

Seddaxda qaab ee uu banii’aadamku u noolaado

Banii’aadamku wuxuu u noolaan karaa saddax qaab oo aad u kala giddisan: (1) qaabka xoolaha (2) qaabka caqliga iyo (3) qaabka iimaanka dhabta ah. Dadka ka tirsan qaybta koobaad waxay ku tilmaaman yihiin is dulmin, ad adeeg, cuqdad, masayr, caadifad xad dhaaf ah iyo ku raali ahaanshaha waxyabaha keena

M
Maxamed Caddaani
Nov 25, 2017

Ku Daalidda Diinta Yaabiska Ah

Dabshidkii 1664 qoraagii Faransiiska ahaa ee Jean-Baptiste Poquelin oo ku magac dheeraa naynaasta Molier (1622-1673) wuxuu allifay masraxiyad lagu magacaabo ‘Tartuffe’ oo uu sawir uga bixiyey shakhsiyadda wadaad musuq-maasuq badan oo la yiraahdo ‘Tartuffe’, oo dhan ka muujista in uu yahay qof taqwo

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Nov 18, 2017

Qaanuun Dhiig Ka Da’ayo! Daacish Oo Gool Dhalisay

Hadda wixii ka danbeeya, towbad keenku cidna ka cafin maayo ciqaabta dilka ee lagu mudanayo riddada iyo wax ka sheegga diinta, sidaa waxaa caddaysay xukuumadda Muritaaniya.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Nov 16, 2017

Maka weli waa Maka

Taariikhda Maka iyo curashadii Islaamka waxaa hareeyey su’aalo, shaki iyo raadad la baabi’iyey; haddana dooddu waxay ku noqotaa: Maka weli ma tahay Maka?

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Load moreExplore all posts →
YouTube

copyright © 2026 Maandoon

SubscribeCommunityRSSPrivacyTermsReport

Powered by balbalobeta