Maandoon logoMaandoon
RecentPopular
Nov 12, 2017

Intaan Fidno Dhicin

Markii toddobaadkii hore dhaxal sugaha Sacuudigu uu sheegay in Sacuudigu la dagaallamayo xagjirnimada, kuna laabanayo islaamkii dhexdhexaadka ahaa ee ay haysteen wixii ka horreeyey 1979, bulshada Sacuudiga waxaa ka dhex aloosmatay dood qodobkaas ku saabsan oo badankeeda baraha bulshada la isku weyda

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Maxay u fashilmeen urur diimeedyada siyaasadeed?

Fashilka Wahaabiyada (Salafiyada)

Yeelkadeede, intaasi waa qayb ka mid ah taariikhda urur diimeedka ‘al-Wahaabiyah’ ee raacsan waddadii Shiikh Maxamed bin Cabdulwahaab. Haddaan u imaado su’aasha ah maxay u fashilmeen, ee ah cinwaanka dhigaalkaan – waxaan durbadiiba helaynaa jawaabta oo ah mid fudud, taas oo ah in wadaadkaan iyo xert

A
Abdi J Arab
Maxay u fashilmeen urur diimeedyada siyaasadeed?

Tijaabada Wahaabiyada (Salafiyada)

Tan iyo markii la riday dawladdii Cusmaanidii Turkiya, waxaa dunida Islaamka ka curtay urur diimeedyo siyaasadeed oo fara badan, oo aragtiyo iyo madaahib kala duwan xanbaarsan. Waxayna dhammaantood tiigsanayeen inay yagleelaan dawlad Islaami ah oo balaaran sida tii Cusmaaniyiinta. Waxaa xusid mudan,

A
Abdi J Arab
Oct 30, 2017

Rajmigu Xad Alle Iyo Xad Aadami Waa Kee

Iyaga iyo ku Allahoode, waxay wariyeen in waa waayaha ka mid ah uu xanuunsaday nin boqor ahaa, dhakhaatiirtiina ay ka quusteen in ay gartaan cudurka boqorka haya, daawo kasta oo lagula tacaalayna ay wax tari wayday. Muddo ka dib, ayaa nin lagu tuhmay in uu caafimaadka wax ka yaqaani wuxuu boqorka u

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Oct 27, 2017

Soo laabashada islaamka dhexdhexaadka ah

Islaamku waa nabad iyo naxariis; xagjirnimadu waa dab siyaasadeed oo diinta lagu shiday, muslimiintuna maanta waxay u baahan yihiin dhexdhexaadnimo.

F
Faysal Xuseen
Oct 17, 2017

Qiil loo heli maayo wixii soobbe ka dhacay hadday saadambe dhacaan!

Warbaahinta caalamka waxa aan ka daawaday masiibadii Muqdisho ka dhacday, madaxa Afrika ee BBC waxa uu sheegay in qaraxu ahaa kii ugu awoodda badnaa ee magaalada ka dhaca tan iyo 2007 markaa oo ay ahayd xilligii lagu dhawaaqay dhaqdhaqaaqa Alshabaab. Ma aan maqal in Alshabaab sheegatay masuuliyadda

F
Faysal Xuseen
Maxay u fashilmeen urur diimeedyada siyaasadeed?

Casrigii Magaalooyinka

Taariikhyahannadu waxay sheegaan in casriga tuulooyinka uu soo khatimay nebi Muxammad (NNKH), uuna si rasmi ah u bilaabay casriga loo yaqaan casrigii magaalooyinka ‘عصر المدن . Casriga maaaloyinka waxay culumada taariikhdu ku qeexaan inuu yahay casrigii uu bilaabmay is-dhexgalka bulshada qaybaheeda

A
Abdi J Arab
Maxay u fashilmeen urur diimeedyada siyaasadeed?

Casrigii Tuulooyinka

Taariikhyahannada ku takhasusay taariikhda aadanuhu waxay taariikhda aadanaha u qaybiyaan labo casri ama labo xilli. Labadaas casri oo ay u kala bixiyeen; b) casrigii tuulooyinka iyo t) casrigii magaalooyinka. Tuuladu waa meel ay hal raas deggen yihiin, raaskaasi hadduu doono ha noqdo mid dhiig ama

A
Abdi J Arab
Oct 9, 2017

Ummu Kaltuum iyo wadaaddada Carabta.. dood aan dhammaad lahayn!

Heesaha Ummu Kaltuum waxay daaha ka qaadeen jacayl iyo nacayb wada socda: wadaaddo qaar fanka xarrima, haddana si qarsoon ugu khushuuca codkeeda.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Oct 2, 2017

Maxaa Keenay in Sucuudigu Dumarka u Fasaxo Baabuur-wadista?

Fasaxa baabuur-wadistu ma ahayn deeq xorriyadeed oo keliya; waxaa riixay sumcad xumo, dhaqaale yaraan iyo baahida Sucuudigu u qabo shaqada haweenka.

C
Cabdisamad Shire
1
Sep 28, 2017

Jimcaale iyo Jaamacaddii Beeshooda

Waxa halkaa ka kacaya waa siigo, waxa kicinayana waa gaari xawaare xawliya ku xiimaya. Gaarigaan waxa uu ka dhex shaqeeyaa magaaladaan uu soo galayo hadda iyo tuulooyin ka ku hareeraysan. Caanaha, xoolaha la gadayo iyo dad ka ayuu kasoo qaadaa tuulooyin ka. Toddobaad kii mar buu yimaadaa, maya, hadd

C
Cabdullaahi Muuse (Yam-yam)
Sep 10, 2017

Magaaladaydii Baan Nacay!

Meeshaan Gaalkacyo ah, qof damiir leh oo og in lagu jiro qarnigii 21-aad kuma noolaan karo, qof og aduunku meeshuu marayo iyo horumarka ay gaareen dadyowga caalamku kuma noolaan karo. Magaalo sanad walba dagaal u diyaara, magaalo labo maamul-goboleed mar ay isku dagaalaan iyo mar labo qabiil oo biya

C
Cabdullaahi Muuse (Yam-yam)
Sep 5, 2017

Dhaqankeedu Waa u Nacab Soomaali

Weerahaas waxaa laga soo amaahda y qormo la yiraahdo ‘ Ubad badan uma baahnin ,’ oo uu leeyahay Axmed Ismaaciil Maxamuud (Axmed-Deeq) laguna baahiyey www.weedhsan.com , www.dhaqanbile.com 2013, dooddiisuna socotay dhowr dabshid.

C
Cali Maxamed Cabdigiir (Caliganay)
Xukunka Rajmiga

Muxsanaat, Ciqaab iyo Akhriska Aayadaha

Adillada ku saabsan inaan xugunka sinadu dil ahayn way badan tahay waxaana ka mida:

C
Cabdullaahi Aw Xasan
Aug 15, 2017

Hindiya iyo saddexda dalqadood

Labadii toddobaad ee u danbeeyey waxaan joogey dalka Hindiya, intii aan ku sugnaana waxaa I soo jiitey dood culus oo saxaafadda dalkaani ay si xawli ah u tebinayso oo ku saabsan mawduuca loogu yeeray saddexda dalqadood (= Triple Talaq). Halkaan saddexda dalqadood waxaa laga wadaa falka ragga Muslimk

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Maxay u fashilmeen urur diimeedyada siyaasadeed?

Casriyadii Kala Duwanaa ee Aadanaha

Tan iyo waagii Nebiyullaahi Aadan arlada la keenay, oo aadanuhu tarmeen, Eebbe wuxuu aadanaha u soo diriyay ergooyin xanbaarsan fariimaha Eebbe – kuwaas oo taabanayay hadba xaaladda uu aadanuhu ku jiray. Tusaale, nebi Nuux (CS) waxaa loo soo diray qawmkiisa inuu gaarsiiyo fariinta ilaahey ee ah in a

A
Abdi J Arab
Maxay u fashilmeen urur diimeedyada siyaasadeed?

Hordhac

Eebbe SWT goortuu dunidan abuuray wuxuu u dhigay xeerar ay qasab tahay inay raacaan dad iyo duunyo iyo dhamaan abuurka oo dhan; qaarka garaadka leh iyo kuwaan lahaynba. Xeerarkaas waxaa kamid ah, xeerka nolosha, xeerka geerida, xeerka guusha iyo xeerka fashilka, xeerka irsaaqda iwm. Diintaad doonto

A
Abdi J Arab
Aug 9, 2017

Alle iyo Abii Hureyra: (Qaybtii 1-aad)

Nuxurka qormadaani ma aha in Abii Hureyra (RC) lagu dheerarinayo Alle, sidoo kalena ma aha in la simayo khaaliqa iyo makhluuqa, ee danta iyo hadafka laga leeyahay waxuu yahay in aan wax un ka iftiiminno sida qalloocan ee la iskugu walaaqay wax ay ahayd in la kala saaro, iyo asalka axaadiista faraha

B
Burhaan Axmed Maxamed
Xukunka Rajmiga

Daliillada La Cuskaday iyo Su’aasha Nasakhda

Culimida masaladan qabta waxay daliishadaan 3 arrin oo kala ah;

C
Cabdullaahi Aw Xasan
Aug 1, 2017

Tufta iyo quraan ku daaweynta!

Waxaa jira dad sheegta in ay aqoon u leeyihiin tufta, siiba tufta loo bixiyey tufta sharciga ah (الرقية الشرعية),waxaana jira dad aad u fara badan oo daawo u raadsada dad xurumo u furtay tufta iyo wixii la halmaala. Haddaba tufta maxaa ka sax ah maxaanse ahayn? Sidoo kale maxay yihiin cudurrada qura

M
Maxamed Cabdilaahi
Load moreExplore all posts →
YouTube

copyright © 2026 Maandoon

SubscribeCommunityRSSPrivacyTermsReport

Powered by balbalobeta