Ma iimaanka habraha (2)
Dhawaan waxaan dhegaystay wadaad Soomaaliyeed oo wacdinaya dhallinyaro arday u badan, oo uga digaya adeegsiga caqliga, kuna leh dood nuxurkeedu yahay: Haddaad doonaysaan in diintiinna iyo aakhiradiinnu ay idiin nabadgalaan iimaanka habraha oo kale yeesha, haddii kale caqligiinna ku kadsooma oo wax w
