Maandoon logoMaandoon
RecentPopular
Jul 7, 2026

Nebi Muuse Iyo Safiirrada Qaramada Midoobay

Safiirka Israa’iil Qaramada Midoobay u fadhiya ayaa khudbadiisii Q.M. wuxuu ku bilaabay: “Marwooyin iyo mudanayaal, ka hor inta aanan khudbadayda guda gelin, waxaan jeclahay in aan sheeko gaaban idinla wadaago:

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jul 7, 2026

Mudane Ibraahim Iyo Ubaxa Quraanka

Sheeko asal ahaan ka soo jeedda Hindiya, wadaaddada Buudiguna ay ka xalladeeyaan, ummadaha badankooduna ay siyaabo kala geddisan u tebiyaan ayaa waxay leedahay:

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
May 25, 2026

Laab Ka Xajinta

Maalmahaan malaayiin Muslimiin ah ayaa ku mashquulsan gudashada waajibaadka xajka oo ka mid ah tiirarka waaweyn ee Islaamka. Muslimiinta oo idil waa isku raacsan yihiin waajibnimada iyo fadliga xajka. Xadiis nebiga laga wariyo oo fadliga xajka ka hadlaana wuxuu yiraahdaa: “Xajka mabruurka ahi ma lah

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
May 15, 2026

Baadigoobka Islaamka Calmaaniga Ah

Waxaa layaab igu dhacay, markaan ogaaday in taariikhda Islaamka dowladda diiniga ahi ay tahay mar-la-arag ee aysan ahayn midda asalka ah ee caadi ahaan la yaqiin...

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
1
May 14, 2026

Xalku Waa Calmaaniyadda Iimaanka Leh

Calmaaniyadda iimaanka lihi diin ma colaadinayso; waxay dhisaysaa dowlad muwaadiniintu u siman yihiin, diintuna aanay noqon hub siyaasadeed.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
May 1, 2026

Xabiib Burqiiba iyo Culumada Colaadiya Calmaaniyadda

Calmaaniyaddu diin la dirir ma aha ee waa in dowladda iyo diintu kala madax bannaanaadaan; muwaadiniintuna qaanuunka iyo fursadaha u sinnaadaan.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Apr 27, 2026

Islaamiyiintu Goorma Ayay Islaamka Qaadanayaan

Maqaalku wuxuu dhaliilayaa Islaamka siyaasiga ah, isaga oo muujinaya farqiga u dhexeeya sheegashada diinta iyo ku dhaqanka caddaalad, run iyo xorriyad.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Apr 14, 2026

Falsafadda Soonka

Ummadda Islaamka waxaa u curatay bishii barakaysnayd ee Ramadaanka. Marka xilligaas la joogana waxaa munaasib ah in hadalku u bato isxasuusinta arrimaha la xiriira soonka Ramadaanka. Inta badanna mawduuca waxaa laga abbaaraa saddex qodob, oo kala ah; Kow: xusidda fadliga soonka, siiba soonka bisha R

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Nov 15, 2025

Sheekobaraleyda Muwaadinka Wahsada

Buuggaan loo bixiyey cinwaanka aadka u dheer ee “SHEEKOBARALEYDA MUWAADINKA WAHSADA: Baaritaan Ku Saabsan Sawirka Laga Bixiyey Malaysida, Filibiinida iyo Jaawida Muddadii u Dhaxaysay Qarnigii 16-aad iyo kii 19-aad iyo Shaqada Dhanka Aydaloojiyadda Ah Ee Sawirkaasi uu u Hayey Hantigoosiga Gumeystaha,

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Nov 6, 2025

Sebenka Dugaagga iyo Curashada Nidaamka Cirifyada Badan

Muddada kala guurka ah ee u dhaxaysa dhimashada dunidii hore iyo dhalashada tan cusub waxaa ka dhasha xaalad hubanti la’aan ah iyo isbeddello waaweyn oo saameeya nidaamka caalamiga ah.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Oct 23, 2025

Naga Asaruura Afkayga, Si Aan U Hilmaanno Haybtayada

Maqaalku wuxuu ka hadlayaa afka hooyo, gumeysiga maanka, iyo sida waxbarashadu u tirtiri karto ama u xoojin karto aqoonsiga ummadaha.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Oct 14, 2025

Qaata Maalka iyo Manaasibta, Laakiin Dalka Noo Daaya

Maal iyo mansab siyaasiyiintu ha qaataan haddii ay ku waasheen, balse dalka, dhulka iyo rajada muwaadiniinta yaan loo gacan gelin shisheeye iyo aragtiyo burbur horseeda.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Oct 14, 2025

Ilbaxnimo Aan La Difaaci Karin 4

Xasuuqa Qasa iyo Gumeysi-diidnimadii Siiseer - Q. 4aad

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Oct 13, 2025

Ilbaxnimo Aan La Difaaci Karin 3

Xasuuqa Qasa iyo Gumey-diidnimadii Siiseer - Q. 3aad

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Oct 9, 2025

Adeegyada Laari Elison u Hayo Israa’iil ee ku Aaddan Iibsiga Siyaasiyiinta iyo Farsamada Casriga Ah

Qoraalku wuxuu ka digayaa awoodda isku biirtay ee maalqabeenno, warbaahin, tiknooloji iyo siyaasad loogu adeegsanayo danaha Israa’iil iyo xakamaynta ra’yiga.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Oct 7, 2025

Ilbaxnimo Aan La Difaaci Karin 1

Xasuuqa Qasa iyo Gumeysi-diidnimadii Siiseer - Q. 1aad

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Oct 6, 2025

Ilbaxnimo Aan La Difaaci Karin Xasuuqa Qasa iyo Gumeysi-diidnimadii Siiseer - Q. 1aad : Geerida Farsamada Holokoostiga

24-kii Oktoobar 2023, laba toddobaad ka dib weerarkii Xammaas ay ku qaadday Israa’iil, Wasaaradda Caafimaadka Ee Qasa warbixinteeda maalinleha ah waxay ku sheegtay war argagax leh oo sheegay in 24-kii saac ee la soo dhaafay oo keliya ay duqaymaha Israa’iil Qasa ku dileen 704 ruux oo Falastiini ah.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jul 15, 2025

Soonkii Hindiga iyo kan bilyan Muslim ah

Ramadaanku wuxuu noqon karaa kacdoon nafeed iyo bulsho, haddii soonku ka gudbo caado cibaado oo uu dhalo ficil, xorriyad iyo isbeddel muuqda.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jul 15, 2025

Nimaan hadlin hooyadi qadisay

Xuquuq lama helo haddii la aamuso; haweenku waa inay codkooda muujiyaan, sida Ummu Camaara oo nebiga weydiisay kaalinta dumarka.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jul 15, 2025

Labo aragtiyood

Aristippus iyo Diogenes waxay metelaan laba jid: in awood loo afmacaaniyo si raaxo loo helo, ama in yar lagu noolaado si xorriyad loo ilaashado.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Load moreExplore all posts →
YouTube

copyright © 2026 Maandoon

SubscribeCommunityRSSPrivacyTermsReport

Powered by balbalobeta