Maandoon logoMaandoon
RecentPopular
Jul 24, 2024

Culumada Caadada iyo Nifaaska

Maqaalku wuxuu falanqaynayaa doodda fiqiga, siyaasadda iyo dowladnimada, isagoo dhaliilaya culumo ku kooban taqliid iyo awood doon.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jul 17, 2024

Qabiil iyo Qabyaalad Qori iyo Qaaciis

Qabiilku marka uu qaranka ka xoog bato, dowladnimadu way shiiqdaa; qabyaaladduna bulshada waxay u beddeshaa qab-qable iyo colaad joogto ah.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jul 14, 2024

Macnaha nolosha

Sheeko ummadaha badankoodu ay ka sheekeeyaan baa waxay tiraahdaa:

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jul 8, 2024

Siyaasadda iyo Ku Danaysiga Diimaha

Erayadaan kor ku xusan waxaa ku tiraabay oday Hindi ah oo lagu magacaabo Sambhaji Bhide, oo ka tirsan ururka RSS ee hindinimadu madax martay (=Hindutva). Bide intii uu ku gudo jirey ka hadalka faa’iidooyinka canbaha beertiisa ka baxa, dhowr jeer wuxuu soo xigtay buugta sheekoxariiraha Hindida ee Ram

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jul 7, 2024

Iqbaal iyo ruuxda

Ku allahoode, waxay yiraahdeen: haddii faylasuuf iyo suufi samada loo dheelmi lahaa, feylasuufku wuxuu dhulka ugu soo noqon lahaa sidii nebi Muxamed (scw) u soo noqday dheelmintiisii ka dib, laakiin suufigu uu diidi lahaa firkadda soo noqoshada!

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jul 5, 2024

Niitje, Ambedkar iyo Xeerka Maanu

Habeen dhexdaas ahaa mar aan daawaday doodda dhex martay Richard Dawkins iyo Ayaan Xirsi, ayna ii muuqatay sida Ayaan diinta Kirishtaanka u la dhacsan tahay, baan waxaan niyadda iska iri: Malaha waxay ku wanaagsanaan lahayd in Ayaan qummaati u akhrin lahayd buugta Niitje, siiba labadii buug ee ugu d

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jun 8, 2024

Cabashadii Sheydaanka

Abwaankii feylasuufka ahaa ee Maxamed Iqbaal (1877-1938), buuggiisa lagu magacaabo ‘Jaawiid Naama’ oo loo tarjumo ‘Dhanbaalka Waaridda ama Heesta Waaridda’ (=Javid Nama or The Song of Eternity /جاويد نامه أو رسالة الخلود), waxa uu uga warramay Sheydaan gaboobay oo Alle ashtako ugu tagay. Waxaana isw

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jun 4, 2024

Sheekh Xuseen iyo Maykal Todaaro

Maanta waxaan ogaaday geeri sannad ka hor ku timid -Allaha u naxariistee- Sheekh Xuseen Khalaf Jabuuri oo ahaa nin u dhashay dalka Ciraaq, muddo soddon sano ka badanna macallin ka ahaa kulliyadda shareecada ee jaamacadda Ummu Qura ee dalka Sacuudiga.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Mar 27, 2024

Dhakafaarka Awra Amba: Barbaartu Laxooxda Ha Dubeen!

Soomaali baa laga hayaa: "Cimrigaaga oo dheeraadaa geel dhalayana waa ku tusaa!" Sidaa waxaa ka dhigan Cabdisaciid oo Amxaaro guryahooda ku booqday, canjeelo iyo basbaasna saxan kula wadaagey. Muddo dheer erayga "Amxaar" agtayda wuxuu ka lahaa hal macne oo ah ‘waraabe muuqaal aadami leh, oo hilibka

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Mar 10, 2024

Soomaali Weyn Dhab Mise Dhalanteed

Dhammaadkii sagaashanaadkii qarnigii labaatanaad ee na weydaartay, baan galab dukaan ku yiil suuqii Suxeyfa ee magaalada Jidda ee Soomaalidu ay ku ganacsan jireen, waxaan ku arkay buug yar oo qaab baamfalet ah u samaysan. Waagaas oo buugta Soomaalidu ay dhif iyo naadir ahayd, wax walba oo qof Soomaa

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
7
Feb 26, 2024

Afrika Maxay ku Galabsatay in Gumeystayaashu ku Wiirsadaan

Waddamada Carabta gudahooda, marka laga hadlayo buugta ku qoran Af-carbeedka, waxaa jirta oraah caan ah oo tiraahda ‘buugga carabiga ah waxaa lagu qoraa Qaahira, waxaana lagu daabacaa Beyruut, waxaana lagu akhriyaa Baqdaad iyo Khartuum.’

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Feb 20, 2024

Suudaan iyo Addoonsiga Afrikaanka

Taariikhda Suudaan waxay muujinaysaa addoonsi, ganacsi dad iyo takoor daba dheeraaday oo ay wada quudiyeen boqortooyooyin, wadaaddo iyo gumeysi.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Feb 12, 2024

Niitje iyo Cudurka Taariikhda

Taariikhdu noloshay u adeegtaa marka si xikmad leh loo akhriyo; haddii lagu xirmo tagtada, waxay noqotaa cudur curyaamiya taaganta iyo timaaddada.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Feb 4, 2024

Deyn Maamulka iyo Dakhli Abuurka Dunida La Sabooliyey

Dhaqaalaha qofka, qoyska iyo qaranku badiba isku qaab bay u shaqeeyaan. Kulligoodna waxaa looga baahan yahay in ay isu dheelitiraan dakhliga soo gala iyo kharashka ka baxa, ama ugu yaraan in waxa soo galaa ay ka bataan waxa ka baxa. Maxaa yeelay, in waxa kaa baxaa ay ka bataan dakhliga ku soo gala m

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jan 28, 2024

Soomaaliya: Dowlad Dhis Mise Ummad Dhis?

Soomaaliya dowlad keliya kuma badbaadayso; ummadnimo la xoojiyo, qabiil ka koritaan iyo maamul wanaag ayaa ka muhiimsan qoqob beeleed.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jan 25, 2024

Safarkii Dheeraa Ee 'Labo Isma Saarin Xusuus Reeb'

Xalay waxaa i soo gaaray buugga ‘Labo Isma Saarin: Xusuus Reeb’ ee uu qoray saaxiibkay Mudane Xuseen Khaliif Xaaji Jaamac, isaga qudhiisuna -mahadi ha ka gaartee- uu iiga soo hadiyeeyey magaalada Lusaka ee caasimadda dalka Saambiya.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jan 17, 2024

Itoobiya Iyo Sheegashada Dhulka Soomaalida

Maqaalkani waxa uu si qoto-dheer u falanqaynayaa damaca taariikhiga ah iyo kan casriga ah ee Itoobiya ay ku doonayso dhulka iyo badda Soomaaliyeed. Wuxuu xusayaa in ujeedka Itoobiya uu aad uga durugsan yahay helitaanka marin badeed keliya, wuxuuna Soomaalida ugu baaqayaa inay garwaaqsadaan halistaas

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
1
May 14, 2021

Cusboonaysiinta fekerka diiniga ah iyo xuquuqda haweenka

Bishii Jannaayo ee sannadkii la soo dhaafay ee 2020, jaamacadda As'har waxay marti galisay shirweyne looga hadlayey mowduuca loo bixiyey "Cusboonaysiinta Fekerka Diiniga /تجديد الخطاب الديني". Intii shirkaasi uu socdayna waxaa dood culusi dhexmartay Dr. Maxamed Cusmaan Khishti oo ah maamulaha jaamac

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Apr 21, 2021

Shimbiri Hal Baal Kuma Haaddo

Bulsho haweenkeeda guryaha ku xirtaa hore uma socon karto; horumar dhab ahi wuxuu yimaadaa marka rag iyo dumarba xorriyad, aqoon iyo kaalin helaan.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Apr 15, 2021

Indooniisida iyo Carabta Gacanka

Boqol sano ka hor, ummadaha muslimka ah xagga dhaqaalaha waxaa ugu ladnaa Indooniisida. Bangigii ugu horreeyey ee dalka Sacuudiga laga furay, waxaa dabshidkii 1926 laga furay magaalada Jidda, wuxuuna ahaa laan ka tirsan hey'ad maaliyadeed oo lagu magacaabi jirey 'Jamciyadda Ganacsiga Nederlaan /The

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Load moreExplore all posts →
YouTube

copyright © 2026 Maandoon

SubscribeCommunityRSSPrivacyTermsReport

Powered by balbalobeta