Maandoon logoMaandoon
RecentPopular
Oct 24, 2020

Cilmiga Durista iyo u Caddaalad Samaynta; Faa’iidooyinkiisa Qarsoon ee Maanta

Cilmiga durista iyo caddaaladdu wuxuu noqon karaa miisaan maanta lagu kala saaro warka runta ah, wadaadka lagu kalsoonaan karo iyo kan bulshada marin habaabiya.

M
Maxamed Yuusuf (Dhegjar)
Oct 5, 2020

Islaam kee

Islaamku hal fasir kuma koobna; marka shareeco lagu baaqayo, su’aashu waa: fahamkee, ciddee fasiraysa, yaase lagu ciqaabayaa?

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Sep 26, 2020

Bal sawiro duni aan seere jirin

Fannaankii Bob Marley (1945-1981) wuxuu rumaysnaa in heesaha iyo muusiggu ay yihiin tallaalka lagula tacaali karo nacaybka, midabtakoorka iyo colaadaha haddii dadka lagu duro. 3-dii bishii Diseembar 1976 Bob Marley oo isu diyaarinaya bandhig- faneed loogu magacdaray "Jamaaykaay dhoollocaddee /Smile

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jul 17, 2020

Maxkamadaynta Eebbe (filin)

Bulshada Yahuuddu muddo afar kun oo sano ah waxay ku andacoon jireen in ay yihiin "shacab Alle doortay" (=Chosenness or the chosen people /شعب هللا المختار), laakiin dhowrkii qarni ee u danbeeyey -siiba wixii ka dambeeyey dagaalkii 2-aad ee adduunka- arrinkaas dhanka kale ayuu isu rogay oo yahuuddu

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jul 15, 2020

Ruusoo: Feylasuufkii Masarka Xaday

Feylasuufkii Joon-Jaak Ruusoo (= Jean-Jacque Rousseau 1712-1778), oo lagu tiriyo in uu ka mid yahay aqoonyahannadii saddexdii qarni ee u danbeeyey dunida soo maray kuwooda ugu caansan, waxaa laga wariyaa in uu yiri: "Waagii aan cidina i aqoon, waxaan u jeeli jirey in dunida oo dhan la iga barto. Taa

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jun 27, 2020

Labo wan iyo haweenay

Marka laba wan ka qiimo bataan nolosha haweenay, caddaaladdu way dhaawacantaa; aqoon, diin iyo sharci waa in aan lagu liidin karaamada dumarka.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jun 23, 2020

Boorkhees iyo uumanka male'awaalka ah

Boorkhees oo caadadiisu ay ahayd in uu isku si ula dhaqmo xaqiiqada iyo male'awaalka, hordhaca buugga wuxuu ku leeyahay: 'Ma naqaan waxaa mas-duulaagu uu yahay, si la mid ah sida aynaan u aqoon waxa koonku uu yahay.' Sidaa darteed, looma baahna in lala yaabo uumankaan male'awaalka ah.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jun 12, 2020

Dabinkii Jiraalka: Diiriye-Maarkoos

Aniga oo akhrisanaya buuggaan "Dabinkii Jiraalka: Diiriye-Maarkoos", ee uu qoray Dr. Maxamed Xirsi, ayaa waxaa ii soo galay barbaar 21 jir ah oo ka mid ah dhallinyarada qurbaha ku dhashay, kuna koray. Wuxuu i weydiiyey: Muxuu yahay buugga aad akhrinaysaa? Erayo uguma jawaabin, ee galka buugga dhanki

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
May 18, 2020

Deriskunool faallo filin

Bulsho-baarihii Zygmunt Bauman (1925-2017), dadka saboolka ah ee dunida ku nool wuxuu ku tilmaamay in ay yihiin "Qashinka dunida casriga ah". Tilmaantaasi ma ah mid uu ku maagayo saboolka, balse -sida ay la tahay- xaaladda saboolku ay ku sugan yihiin iyo sawirka kuwa ladani ay ka bixiyaan baa sidaas

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
May 11, 2020

Aadanaha iyo ubaxa

Kimis jirka bay quudisaa, ubaxuna ruuxda ayuu dhadhan u yeelaa; noloshu qurux, caraf iyo macne bay u baahan tahay si ay u dhammaystiranto.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
May 8, 2020

Dabar oo talo saaro

Waxaa la sheegay in nin hal watay uu nebiga u yimid, kuna yiri: "Rasuulkii Allow, ma inta dabro ayaan Alle talosaartaa, mise inta iska daayo baan talosaartaa? Nebiguna wuxuu ku yiri: dabar oo talosaaro / يا رسول هللا، أعقلها وأتوكل، أم أتركها وأتوكل؟ فقال له النبي: اعقلها، وتوكل".

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
May 1, 2020

Tallaal ma isu noqonnaa?

Sida khubaro iyo saynisyahanno badani ay sheegeen, in feyraska Koroonaha tallaal loo helaa waxay qaadanaysaa waqti dheer oo sannad ka badan. Maxaa yeelay, hubinta heerka isku hallaynta tallaalku waxay u baahan tahay in la helo kasho ku filan in tallaalka sheybaarka lagu tijaabiyo, dabadeedna lagu ti

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Apr 25, 2020

Soonqaadka iyo Koroonaha

Hor iyo horraan, akhristayaasha sharafta leh iyo guud ahaan Muslimiintu meel walba oo ay dunida ka joogaan waxaan ugu hanbalyaynayaa bilashada bisha Soonqaad ee sheydaanka la qabbiro -inkasta oo sannadkaan dadka oo idil guryaha lagu qabbiray.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Apr 22, 2020

Maxaa ku dhacay faraskii?

Faraskii la garaacay wuxuu noqday muraayad laga arko naxariista, waallida, nolosha iyo su’aasha ah: haddii dunidu dumayso, yaa eedda leh?

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Apr 15, 2020

Salaanta sebanka Koronada

Gacanqaadkii astaan nabadeed ahaa ayaa Koronadu u rogtay khatar caafimaad, iyadoo salaantii dadka lagu beddelay fogaan, nadaafad iyo taxaddar.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Apr 12, 2020

Kala fogaantu waa aasaaska fayoqabka

Cumar waxaa laga sheegay in nin saxaabada ka mid ahaa oo xanuunsanaa uu ku yiri: 'Waran dhererki iga fariiso (Ha ii soo dhawaan)'. Warmuhu, inkasta oo dhererkoodu uu kala geddisan yahay... haddana caadi ahaan dhererkoodu waa u dhow yahay labada mitir ee bahda caafimaadku ay hadda ku talinayaan.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Apr 12, 2020

Eebbe jahliga uma hiilliyo

Marka aadan lahayn awood aad isaga caabbiso cadowgaaga, caqliga iyo dareenku waxay kuu sheegayaan in aad ka cararto ama aad ka dhuumato. Fayraska COV 19, ma laha daawo iyo tallaal toona, sida qura ee looga badbaadi karaana waa in laga hortago, oo looga cararo sida deeradu ay libaaxa uga cararto ama

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Apr 8, 2020

Koronafayras iyo akhlaaqda aadanaha

"Suurogal ma aha in uu daacuun yahay, qof kastaa waa ogyahay in Galbeedka laga dabar gooyey. Haa, cid walbaa taa waa ogtahay, marka laga reebo kuwa u dhintay."

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Feb 24, 2020

Kabiir Abwaan Diimuhu ku Dirireen

"Waxaan gubey gurigaygii, ilayskii ka baxayna waa kan aan tooshka ka dhigtay oo aan ifsanayo. Haddana waxaan gubaygaa guriga cid kasta oo doonaysa in ay i raacdo. Haddaad doonayso in aad i raacdo, soo gub gurigaaga oo nagu soo biir." Kabiir

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Feb 15, 2020

Fatwada Wadaaddada iyo Santuukhii Suldaan Saleebaan

Santuukhii Suldaan Saleebaan wuxuu bannaanka keenayaa culayska fatwada: marka wadaadku siyaasadda u qiil sameeyo, dambigu warqad kuma ekaado.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Load moreExplore all posts →
YouTube

copyright © 2026 Maandoon

SubscribeCommunityRSSPrivacyTermsReport

Powered by balbalobeta