Maandoon logoMaandoon
RecentPopular
Oct 30, 2018

Salaadda iyo seetaynta bisadaha

Sida la sheegay, wadaad Jabbaan ahaa baa waa macbad ka tujin jirey, ardayna wax ku bari jirey. Wadaadku wuxuu lahaa bisad uu jeclaa, laakiin bisaddu khushuucda salaadda bay ka dhabqin jirtey. Sidaa awgeed, wuxuu amray in xilliga salaadda bisadda la xiro. Markii wadaadkii geeriyoodey waxaa kaalinkiis

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Oct 20, 2018

Sidee Eebbe lagu baafiyaa?

Ku Allahoode, waxay wariyeen in wadaad allecaabud ahaa oo webi ku dabaalanaya uu wiil u yimid, kuna yiri: “Shiikhow waxaan rabaa in aan xertaada ka mid noqdo.” Shiikhiina wuxuu weydiiyey: “Maxay tahay sababta aad u doonayso in aad xertayda uga mid noqoto?” Wiilkii xoogaa buu fekaray, wuxuuna yiri: “

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Oct 17, 2018

Miyaa uu fashilmay internetku?

Internetku ma wada fashilmin, balse waa la majarro habaabiyey; ballantii xorriyadda iyo aqoonta waxaa hareeyey kormeer, xakameyn iyo awood-kooxeed.

C
Cabdisamad Shire
Oct 16, 2018

Jubraan Khaliil iyo dhawr sheeko

Arday baa macallinkiisii wuxuu weydiiyey: “Macallinow waxaad nooga sheekaysaa sheekooyin badan, haddana abidkaa macnaha sheekada nooma sheegtid?”

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Oct 11, 2018

Ilmo aan xalaal ahayn mase waalid basar xun?

Filinkaan "Blossoms in the dust" oo la sameeyey dabshidkii 1941, wuxuu ka mid yahay filimaanta aan xilliga go’an lahayn ee loo yaqaan kalaasigga, ee mawduuca ay ka hadlayaani uu ka dhigo kuwo facyaal kala duwani ay sannado badan daawadaan. Filinku wuxuu ku salaysan yahay qiso dhab ah oo ku saabsan g

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Oct 10, 2018

Shaydaanku wuxuu dhashaa oo shaqaystaa marka runta la dafiro

Sidaa waxaa yiri wadaadka ugu sarreeya Kaniisadda Katooliga ee Pop Francis.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Oct 8, 2018

Haaneedinta diinta

Haaneedku waa qaabka la isu taago marka hasha la lisayo iyo dhanka la iska taago. Waa in wiilka hasha lisayaa uu ku istaago hal lug, lugta kale lowgeedna uu saarto gaawaha ama toobkaha uu hasha ku maalayo. Geeljiruhu waxay qabaan in hannaankaasi uu yahay qaabka ugu habboon ee ay tahay in la isu taag

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Sep 12, 2018

Abeesada diinta iyo siyaasadda

Cabdikariim Soroosh buuggiisa “Dhaqanka iyo Calmaaniyadda / التراث والعلمانية”, wuxuu ku xusay qiso markii hore suufigii Jalaaludiin Ruumi uu ku xusay diiwaankiisa gabayada ee Masnawi. Sheekada waxaa lagu magacaabaa “Xaabo-gurte iyo abeeso’, waana sidatan;

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Sep 6, 2018

I sixra haddaad run sheegaysaan!

Dadka diimaha haysta qaarkood waxay rumaysan yihiin in sixirku ka bilowday dhulka Baabil, ciddii ugu horraysay ee laga bartayna ay ahaayeen labo malag oo la kala oran jirey Haaruut iyo Maaruut. Halka kuwo kale ay ka rumaysan yihiin in uu ka bilowday Masartii Faraaciinta. Laakiin dhab ahaantii, sixir

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Sep 3, 2018

Shiikhow weli ma sidataa?!

Muddo rubcu qarni ka badan ayaan diidi jirey gacan qaadka haweenka aan gayaanka nahay. Muddadaas wax badan baan gacanta ka laabtay gabar salaan ii soo taagtay. Arrinkaas oo aniga iyo gabdhahaba qalbi jab ku ahaa. Waxaana filayaa in ruux kasta oo wuxuun garasho aadami lihi uu dareemi karo xanuunka ay

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Aug 31, 2018

Ganbadii madoobayd

Waxaa jira halkudheg caan ah oo xayeysiinta loo adeegsado oo yiraahda “Quruxi waa madow ama madowgu waa qurux /Black is beautiful”. Waa halkudheg waa fog baxay, lakiin wuxuu aad u baahay lixdamaadkii

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Aug 29, 2018

Farqiga u dhexeeya quraanka iyo xadiiska

Si aan u ogaanno farqiga u dhexeeya quraanka iyo xadiiska waa inaan fahanno ilaha cilmiga (مصادر المعرفة). Il waa meeshii wax laga qaato sida isha biyaha, sidoo kale ilaha cilmigu waa meelaha wax laga ogaado, maadaama aan dadku ogayn waxa loo yaqaan cilmi-qaybkana wuxu dadku ogaan karaa wixi uu ku o

C
Cabdullaahi Aw Xasan
Aug 28, 2018

Muuse iyo ari jire: gacaladaa i deeqda!

Sheeko caan ah oo suufigii weynaa ee Jalaaludiin Ruumi (1207-1273) uu si xallad badan ugu xusay diiwaankiisa gabayada ee “Masnawi /مثنوي معنوي” ayaa waxay leedahay sidatan;

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Aug 26, 2018

Muxuu ahaa magacii nebiga loogu walqalay

Magaca Qutham iyo Muxamed ayay dooddu ku wareegaysaa, iyadoo qoraalku baadhayo walqasha, dhaqanka Carabta iyo su’aalaha taariikhda nebiga ku xeeran.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Aug 25, 2018

Maxay ku kala duwan yihiin Salafiga iyo Suufigu?

Nawaal Sacdaawi buuggeeda “Dhiciddii Imaamka /The Fall of the Imam /سقوط اإلمام” waxay ku bilowday erayadaan: “Waagii aan yaraa Eebbe riyadaan ku arki jirey. Wuxuu lahaa weji u eg kan hooyaday oo caddaalad badnayd iyo wejiga aabbahay oo naxariis badnaa, laakiin saaxiibaddaydii aan isku dugsiga ahayn

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Aug 17, 2018

Asalka sheekada gabarey-maanyada

Sheeko-xariirta gabarey-maanyada -ama gabadha baddu- waa sheeko ummadaha adduunka badankoodu ay wadaagaan. Waana sheeko kumanyaal sano soo jirtay. Laakiin waxaan si dhab ah loo ogayn meeshii iyo sansaankii ay markii hore ku bilaabatay. Waxaase loo badaniyaa in ay arrimo dhawr ah midkood ka dhalatay,

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Aug 1, 2018

Horta koobka bannayso!

Saxaabigii Abuu Ayuub al-Ansaari (RC) waxaa laga hayaa in uu oran jirey: “Ruuxii doonaya in cilmigiisu bato, dulqaadkiisuna kordho, ha la fariisto qolo aan beeshiisa (tolkiisa/jifidiisa) ahayn /من أراد أن يكثر علمه، وأن يعظم حلمه، فليجالس غير عشيرته”.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jul 25, 2018

Maxaa miisaan u ah xugunka sinada?

Dadku sinada waxay u yaqaaniin inay isu tagaan laba qof oo aan la isku meherin, taasoo ka dhigan in loo maleeyey in sinadu tahay wax ku saabsan galmada oo keiya, waxaa kale oo sii dheer in loo haysto in sinadu tahay denbi ilaahay laga galay oo aan la cafin karin, labadaa qodobna waxay keeneen in xug

C
Cabdullaahi Aw Xasan
Jul 10, 2018

Saamaynta suugaanta: Tusaale Yasiid bin Mucaawiye

Bilowgii siddeetanaadkii qarnigii tagay, waxaan muddo guri ku wada noolayn oday cutush ahaa oo aan qaraabo ahayn. Odaygu wuxuu ahaa nin noloshiisa badankeeda miyi ku qaatay, oo malaha markaas baa magaalo ugu horraysay. Sidaa darteed, ma uu oggolayn in uu seexdo qolalka guriga, wuxuuna oran jirey: “I

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
May 10, 2018

Igaarkii Alle Dacweeyey (Faallo filin)

Fanka noocyadiisa kala duwani waa aalado loo adeegsado in dareen iyo fikrad loogu soo bandhigo sida ugu nuxur iyo quluud badan. Fanka iyo suugaanta oo filimaantu ugu horreeyaan waxay hantaan maanka iyo khayaalka dadka, waxayna ku reebaan dareen iyo saamayn waara. Sidaa darteed, fanku wuxuu ku guulay

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Load moreExplore all posts →
YouTube

copyright © 2026 Maandoon

SubscribeCommunityRSSPrivacyTermsReport

Powered by balbalobeta