Maandoon logoMaandoon
RecentPopular
Aug 10, 2019

Carrafada Eebbe

Sida la wariyo, dabshidkii 1909, Boqorkii Masar ee Khadewi Cabbaas Xilmi 2-aad, ayaa wuxuu niyeystay in uu waajibka xajka soo guto, wuxuuna goostay in gabyaagii Axmed Showqi (1868- 1932) uu ka mid noqdo dadka xajka u raacaya. Showqi dhankiisa, in sannadkaas uu xaj aado qorshaha uguma jirin, isla jee

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Aug 7, 2019

Kolka maanku seexdo baa dugaaggu mirtaa

"Seexashada Caqligu Dugaag bay Abuurtaa /The Sleep of Reason Produces Monesters", waa magac fannaan Isbaanish ahaa oo la oran jirey 'Francisco Jose de Goya (1746-1828)' uu u bixiyey sawir uu sameeyey sannadkii 1799.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Aug 2, 2019

Abu ina Aadan xaj iyo xaajo (Faallo filin)

Aadanaha garaadka lihi, meel walba oo uu dunida ka joogo iyo seben kasta oo uu noolaaba, wuxuu isweydiiyaa weydiimo waaweyn oo jiritaankiisa iyo gebi ahaan jiritaanka kownka ku saabsan. Anigu kumaan ahay? Halkee baan ka imid? Halkee baan ku danbayn? Maxay tahay ujeeddada noloshu?.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jul 31, 2019

Noloshu waa xaj, xajkuna waa nolol!

Xajku waa safar ruuxeed oo qofku naftiisa ku beddelo; meesha la tagayo waxa ka muhiimsan waxa qalbigu ka raadinayo oo ah macne, cafis iyo dhalasho cusub.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jul 24, 2019

Ciidanka Eebbe malabkaa ka mid ah

Maqaalku wuxuu ka hadlayaa shirqool, dilal qarsoon iyo sida magaca diinta loogu qariyo rabshad, gaar ahaan dhaqanka Ikhwaanka iyo dhaawaca uu reebo.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jul 13, 2019

Jannada Haweenka iyo Gaalada

Waaxdii hore ee qarnigii 18-aad, khilaafadii Cusmaanidu dhan waxay dagaal kula jirtey qaar ka mid ah dalalka Yurub, dhanka kalena waxay dareentay in waddamada Yurub kuwa ugu itaalka rooni ay safaarado ku leeyihiin Istaanbuul, laakiin iyadu aysan safaarado joogto ah ku lahayn Yurub.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Mar 4, 2019

Hal buug laba goor lama akhriyo

Feylasuufkii Giriigga ahaa Heraclitus (540-480 C.H), oo lagu naynaaso ‘feylasuufka oohinta’ iyo ‘feylasuufka isbeddelka’, waxaa laga wariyaa in uu yiri: “Hal webi labo jeer laguma dabaasho ama lama gooyo /You cannot step into the same river twice.”

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Mar 1, 2019

Shirkii shinbiraha shareecada iyo xaqiiqada

“Shirkii shinbiraha” ama “sheekaysigii shinbiraha” waa buug baarka sare kaga jira buugta fekerka suufiga iyo suugaanta muslimiintu ay curiyeen ee dunida oo dhan laga xiiseeyo. Buuggaan oo ah sheeko maanso ahaan lagu gudbinayo, waxaa qoray suufi Beershiyaan ahaa oo la oran jirey Maxamed bin Ibraahim

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Feb 26, 2019

Ubadkaagu adiga ma aha

Aniga oo ku lugaynaya beer ku taal rug dadka waalan lagu hayo, ayaan waxaan la kulmay barbaar buug falsafad ah akhrisanaya. Habdhaqankiisa iyo caafimaadka ka muuqda labaduba waxay tusinayeen in uusan ka mid ahayn bukaanka rugtaan lagu hayo. Inta ag fariistay baan waxaan weydiiyey: “Maxaad halkaan ka

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Feb 24, 2019

Bikronimada Maryan iyo umminimada nebi Maxamed maxay wadaagaan?

Sida dad badani ay la socdaan, dabshidkii 2017, wadaad Masri ah oo ka tirsan jaamacadda As-har baa wuxuu soo saaray fatwo uu ku sheegay in aakhiro nebi Muxamed (scw) uu guursan doono Maryan ina Cimraan oo ahayd nebi Ciise hooyadiis.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Feb 22, 2019

Noolaha ugu liita

Dadku caqli iyo diin bay sheegtaan, haddana marar badan waxay ka hoos maraan noolaha kale marka ay nacayb, dagaal iyo dulmi ku kacaan.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Feb 18, 2019

Xarafkii saxaabiga dili lahaa

Dad badan baa marka ay akhriyaan cinwaanka maqaalka waxay isweydiin karaan su’aasha ah: Horta xaraf wax ma dilaa?

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Feb 14, 2019

Falsafadda jacaylka

Maanta waa 14kii Feebaraayo, waa maalintii jacaylka. Sidaa aawadeed, sadarrada soo socda waxaan wax yar ku gorfayn doonnaa falsafadda jacaylka. Waa hubaa, in akhristayaal badani ay isweydiin doonaan waxa ay tahay aqoonta iyo khibradda gaarka ah ee aan u leeyahay jacaylka ee fursadda ii siinaysa in a

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jan 17, 2019

Mu'min iyo mulxid

Mu’minka iyo mulxidku labaduba waxay la nool yihiin rumayn iyo shaki; iimaankuna waa hilow ruuxeed, ee ma aha dood caqli lagu khasbo.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jan 13, 2019

Buuda iyo labo barbaar

Ku Allahoode, waxay sheegeen in Buuda uu maalin soo ag maray labo wiil oo ku murmaya: diintayada ayaa ka fiican diintiinna, iyo annaga ayaa Alle idinka badina iyo mayee annaga ayaa idinka badina. Labada wiil mid kastaa wuxuu daliishanayey in dadkiisu ay u sheegeen in Eebbe sidaas yahay, xaqiiqada dh

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jan 9, 2019

Qaxwaha calmashada suufiyada iyo colaadda fuqahada!

Qaxwuhu mar wuxuu ahaa cabitaan suufiyadu calmadaan, fuqahaduna colaadiyaan; koob yar baa noqday muran diineed oo taariikh dheer leh.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jan 4, 2019

Diimaha iyo dhiigga caadada

Marka taariikhda diimaha dib loo raaco, waxaa la ogaanayaa in dunidii hore haweenka iyo ilaahnimada muddo dheer si toos ah loo xiriirin jirey, haweenkuna ahaayeen kuwa looga danbeeyo arrimaha diinta iyo muqaddaska ku saabsan. Taana waxaa ugu wacnaa, tilmaamaha caadifadda iyo raxmadda ee haweenku ay

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Dec 5, 2018

Halaaggii Dhacay Looma Kala Harin!

Hal dhacdo oo Gaalkacyo ka dhacday waxay muujisay sida fatwo, kicin iyo sharci la’aan ay khilaaf diimeed ugu beddeli karaan xasuuq.

C
Cismaan Cabdiraxmaan
Nov 6, 2018

Caasho iyo caafimaadka Islaamka

Dadka af Soomaaliga ka faallooda qaarkood waxay ku doodaan in dhammaan erayada Soomaaliga ah ee ka bilawda xarafka ‘Kh’, ay yihiin erayo Soomaaligu uu ka soo ammaahday afka Carabiga. Erayadaasna waxaa ka mid ah erayga ‘Khuraafaad’. Sheeko-xariiraha Carabtana waxaa ka mid ah sheeko oranaysa;

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Nov 2, 2018

Carwada caalamiga ah ee diimaha iyo waxa laga korarsan karo

Aniga iyo saaxiibkay, baa maalin waxaan ku heshiinnay in aan booqanno goob lagu qabanayey carwo ama bandhig caalami ah oo diimaha dunida ku saabsan. Markii aan gaarnay xaruntii carwadu ka socotay ayaan waxaan aragnay in carwadu aad u ballaaran tahay, oo aysan noo suurogalayn in maalin keliya aan uga

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Load moreExplore all posts →
YouTube

copyright © 2026 Maandoon

SubscribeCommunityRSSPrivacyTermsReport

Powered by balbalobeta