Maandoon logoMaandoon
RecentPopular
Feb 1, 2020

Aabbe La'aanta iyo Eebbe La'aantu Maxay Wadaagaan

Caayida Shariif buuggeeda "Rubuc qarni waxay u soo joogtay /شاهدة ربع قرن", oo ay kaga faallootay taariikhda qaar ka mid ah qoraayaashii dalka Masar, waxay ku sheegtay in raggii qoraayaasha ahaa ee haweenka ajanabiga ah guursaday badankoodu aysan ilmo dhalin.Sidaa awgeedna ay weheshan jireen xayawaa

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Jan 4, 2020

Timbuktu faallo filin

Filinka Timbuktu wuxuu muujinayaa magaalo aqoon iyo dhaqan lahayd oo xagjirnimo qabsatay, balse dadkeedu nolosha ku sasabayaan heeso, ciyaaro iyo adkaysi.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Dec 30, 2019

Dhanbaallada Beershiya iyo dulqaadka diimaha

Dabshidkii 1721, sharciyaqaan Faransiis ahaa oo la oran jirey Charles Montesquieu (1689-1755), ayaa wuxuu soo saaray buug cinwaankiisu yahay "Dhanbaallada Beershiya" (=Persian Letters/رسائل فارسية). Waa buug isla goortii uu soo baxayba ka mid noqday buugta loogu akhriska badan yahay. Haddana lagu ti

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Dec 15, 2019

Buug aadan abidkaa akhrin doonin

Buugag lumay, maktabado gubtay iyo codad la waayey ayaa halkan ka noqda xusuus murugo leh oo muujinaysa khasaaraha aqoonta dabar go’da.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Dec 10, 2019

Salafiyada iyo Suufiyada qoloba sidee u aragtaa haweenka

Salafiyada iyo Suufiyadu nusuus isku dhow bay ka duulaan, balse mid wuxuu dumarka u arkaa fidno, midna qurux, ruuxaaniyad iyo bani’aadannimo.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Nov 25, 2019

Turki madaxa ku taagan

Safarkii danjire Cusmaani ah ku tagay Faransiiska wuxuu furay daaqad cusub oo labada bulsho mid walba tan kale ka aragtay dadnimo, dhaqan iyo kala duwanaansho.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Nov 1, 2019

Maaguut iyo magcaanta

Soomaalidu waxay tiraahdaa: "Magac bilaash uma baxo." Waa oraah muujinaysa in magacu uu sabab ku baxo, isla jeerkaasna cidda loo bixiyo uu raad ku yeesho. Culumada cilminafsiga qaarkoodna waxay ku doodeen in baaritaanno ay sameeyeen ay ku ogaadeen in marar badan magaca iyo muuqaalka qofka la isku so

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Oct 20, 2019

Diimaha iyo dhaantada: gacalo waa tii samada gaarta!

Dhaantadu ma aha dheel keliya; diimo badan waxay ka dhigeen af ruuxeed, cibaado, farxad iyo jid gacalladu samada ku gaarto.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Oct 11, 2019

Buugta diimaha iyo sariirtii Borokaraasti

Sheekoxariirihii hore ee Giriigga waxaa ka mid ah mid lagu magacaabo "Sariirtii Borokaraasti (=The bed of Procrustes). Sheekadu waxay leedahay;

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Oct 7, 2019

Heshiiskii Juxa iyo afadiisa

Ku Allahoode, waxay wariyeen in maalin maalmaha ka mid ah nin magaalo qaalli ka ahaa uu u tagay ugaaskii Juxa ahaa, uuna ku yiri: "Waxaad iiga warrantaa xaalka adiga iyo afadaada? Weligay ma maqal wax khilaaf ah oo idin dhex maray."

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Sep 30, 2019

Godka Aflaadoon kala garashada runta iyo riyada!

Si fudud baan u cafin karnaa cunugga mugdiga ka cabsada; musiibada dhabta ah ee noloshu waa marka raggu ay ka baqaan iftiinka."

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Sep 29, 2019

Eebbe oo Turkiga ku sakaraadaya

Hor iyo horraan, aan akhristaha ku baraarujiyo in cinwaanka kor ku xusani uusan ahayn mid aan anigu leeyahay, balse uu yahay magac macallin Turki ahi uu u bixiyey cilmibaarid uu ka diyaariyey sida Turkida iyo diintu ay indhawaalahaan u kala xiriir furanayaan. Macallinkaan oo lagu magacaabo Volkan Er

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Sep 23, 2019

Jacaylka iyo iimaanku maxay wadaagaan?

Jacaylka iyo iimaanku waa shilin labadiisa dhinac, labadubana meel qura oo qalbiga ah bay ka soo fulaan. Jacayl waa iimaan, iimaanna waa jacayl. Jacaylka iyo iimaanka labaduba waxay u baahan yihiin in khatar loo bareero, waayo labaduba dammaanad ma leh, waxaana asal u ah rumayn iyo in cid kale kalso

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Sep 16, 2019

Magcaanta eyga mas'alo madaxa daalisay

Sida la hilaadinayo, aadanuhu eyda wuxuu la tacaamulayey muddo 14,000 oo sano ka badan. In eyga la rabbaayadeeyo waxaa la bartay marxaladdii aadanuhu uu ku noolaa qaraabsiga iyo ugaarsiga ee uusan weli baran qodaalka beeraha iyo in magaalo la dego. Culumada qaarkood waxay ku doodeen in eygu uu yahay

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Sep 13, 2019

Ubadkayga jaamacadda, ubadkoodana jihaadka

Wadaaddada siyaasadda diimeeya ilmahooda jaamacado bay u diraan, halka ubadka masaakiinta loogu yeero jihaad, janno iyo dagaal ayna iyagu gelayn.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Sep 6, 2019

Diin iyo sheekoxariir maxay kala yihiin

Diin iyo sheekoxariir labaduba nolosha macne bay u yeelaan; mid waa iimaan la caashaqo, midna waa sarbeeb runta si dadban u sheegta.

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Aug 31, 2019

Leyla iyo Xaawo labo aan midna la quurin

Culumada diimaha baaraa, diimaha dunida ka jira waxay u qaybiyaan labo qaybood oo waaweyn oo kala ah; diimaha Bariga iyo diimaha Galbeedka. Waxay kaloo u qaybiyaan diimaha ilaahyada badan iyo diimaha

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Aug 25, 2019

Eebbe maxaan ka naqaan

Qaar badan oo ka mid ah wadaaddadii Islaamka ee isku dayey in ay quraanka fasiraan, waxay xuseen in Nebi Saleebaan uu la kulmay boqoraddii Saba ee Bilqiis, goortii ay kulmeenna ay dood iyo sheeko wadaageen. Intii dooddu u socotayna Bilqiis waxay weydiisay su'aal oranaysa: "Waxaad ii sheegtaa sida Ra

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Aug 22, 2019

Waxaad tahay waxa aad og tahay

Feylasuufkii Jarmalka ahaa ee Ludwig Feuerbach (1804-1872) maqaal uu qoray dabshidkii 1863/4 oo cinwaankiisu yahay "Waxyaaabaha ku saabsan ruuxaaniyadda iyo maaddada /Concerning Spiritualism and Materialism", wuxuu ku yiri: "Qofku waa waxa uu cuno /Man is what he eats". Oraahdaan oo caadi ahaan lagu

C
Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil
Load moreExplore all posts →
YouTube

copyright © 2026 Maandoon

SubscribeCommunityRSSPrivacyTermsReport

Powered by balbalobeta